Ii Keena! Quruxleyda Taageerta Manchester United Oo Loo Keeno
Katrina Maria oo ah gabadha quruxda badan ee ka dhex-muuqata taageereyaasha Manchester United ayaa usoo jeedisay kooxda in dib loosoo celiyo Cristiano Ronaldo oo uu Old Trafford yimaaddo, si ay halkaas mar kale uga taageerto.Cristiano Ronaldo oo ay da’diisu tahay 36 jir ayaa mugdi la gelinayaa mustaqbalkiisa Juventus, waxaana lala xidhiidhinayaa inuu ka tegayo kooxdaas xagaagan, iyadoo dhawr naadi oo kala duwan ay warbaahintu tilmaameen inuu midkood ku biirayo.Heshiiska Ronaldo kula jiro Juventus ayaa waxa ka hadhsan hal…