Waa Imisa Lacagta Ay Qoraal Kasta Oo Instagram Ay Geliyaan Lagu Siiyo

Xiddigaha waaweyn ee kubadda cagta, qoraal kasta oo ay geliyaan bartooda bulshada ee Instagram waxay ku helaan lacago badan oo malaayiin ah, laakiin sidee ayay u kala badan yihiin?

Cristiano Ronaldo ayaa kaalinta koowaad kaga jira ciyaaryahannada lacagta ugu badan ka sameeya farriimaha ku qora barta bulshada ee Istagram, waxaanu laban-laab ka badan yahay Lioinel Messi oo kaalinta labaad kaga jira liiska ciyaartoyda malaayiinta Gini ka sameeya baraha bulshada.

Daraasad laga sameeyey lacagta ciyaartoyda kasoo gasha qoraallada ay ku baahiyaan Instaram ayaa waxa lagu soo bandhigay 30ka xiddig ee  ugu sarreeyey xilli ciyaareedkii ugu dambeeyey ee dhowaanta  dhamaaday ee 2020/21.

Xiddiga reer Portugal ayaa qoraal kasta oo xilli ciyaareedkii dhamaaday 32 qoraal oo  uu ku daabacay bartiisa bulshada ku helay lacag dhan £15.85 milyan oo Gini, waxaana ku xiga oo kaalinta labaad ku jira Lionel Messi oo £8.46 milyan oo Gini, taas oo ka dhigan in uu ka hooseeyo Ronaldo £7.4 milyan oo Gini.

Halkan kaga bogo 30ka ciyaartoy ee lacagta ugu badan ka sameeyey Instagram xilli ciyaareedkii tegay:

1. Cristiano Ronaldo (£15,851,742)

2. Lionel Messi (£8,463,635)

3. Neymar (£7,737,057)

4. Zlatan Ibrahimovic (£2,277,130)

5. Paul Pogba (£1,763,620)

6. Robert Lewandowski (£1,154,910)

7. Antoine Griezmann (£1,131,375)

8. Marcelo (£906,521)

9. Luis Suarez (£776,928)

10. Paulo Dybala (£722,184)

11 Dani Alves (£692,427)

12. James Rodriguez (£544,453)

13. Ivan Rakitic (£513,252)

14. Karim Benzema (£438,697)

15. Mo Salah (£398,048)

16. Kylian Mbappe (£362,358)

17. Gabriel Jesus (£310,886)

18. Toni Kroos (£309,245)

19. Harry Kane (£255,357)

20. Sergio Ramos (£254,204)

21. Thiago Silva (£234,193)

22. Thomas Muller (£229,387)

23. Raphael Varane (£224,427)

24. Kevin De Bruyne (£198,495)

25. Miralem Pjanic (£197,179)

26. Raheem Sterling (£194,556)

27. Marc-Andre Ter-Stegen (£192,798)

28. Radamel Falcao (£181,686)

29. Ricardo Quaresma (£175,589)

30. Gareth Bale (£166,951)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More