WAA IIB: Saddex Xiddig Oo Kamida Xiddigaha Waaweyn Ee Real Madrid Oo

Xiddigaha kooxda Real Madrid ee Marcelo Vieira, Isco iyo Gareth Bale ayuu Carlo Ancelotti u yahay tababare cusub oo maamulka kooxda la wareegay balse xaaladooda ayaa ahaan karta isla sidii hore iyadoo imaatinkiisu uusan waxba ka badalayn xaqiiqada ah inay iib yihiin.Dadka qaar ayaa qabay in imaatinka Ancelotti uu war wanaagsan u noqon doona xiddigaha waaweyn ee uu hore ula soo shaqeeyay iyadoo ay saddexdaas xiddig muhiim u ahaayeen guulihii tababaraha ree Talyaani ee wakhtigiisii hore ee kooxda.Si kastaba, intii uu ku jiray…

RASMI: Inter Milan Oo Ku Dhawaaqday Tababaraha U Bedelaya Antonio

Kooxda Inter Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in tababarihii hore ee kooxda Lazio ee Simone Inzaghi uu u bedeli doono tababare Antonio Conte oo dhawaan kooxda iskaga tagay.Tababaraha ree Talyaani ayaa Inter qalinka ugu duugay heshiis laba sano ah isaga oo isku dayi doona inuu halkeeda kasii wado guusha kooxdu ay ku dhammaysatay xilli ciyaareedkan.Inzaghi ayaa ah mid imanaya San Siro kaddib markii uu mudo shan sano ah kusoo qaatay Lazio isaga oo sanadahaas kooxdaas ku hoggaamiyay inay ku laabtaan Champions League oo ay…

RASMI: Xiddigii Ay Isku Xaalada Ahaayeen Sergio Ramos Oo Heshiis Cusub

Xiddiga boosaska badan uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa heshiis cusub oo rasmi ah oo gaadhsiisan ilaa 2024 qalinka ugu duugay kooxdaas.Vazquez ayaa xilli ciyaareedkii dhammaaday iska gaday jamaahiirta kooxda kaddib markii uu qaab ciyaareed heer sarre ah ku muujiyay booska daafaca midig oo ay ka dhaawacnaayeen Dani Carvajal iyo Alvaro Odriozola.Nasiib darro xilli ciyaareedkii 29 sano jirkaas ayaa soo dhammaaday kulankii El-Clasico isaga oo dhaawac halis ahi ka gaadhay jilibka kaddib markii ay isku dhaceen…

One Major Side Effect of Drinking From a Plastic Bottle, Says

In a large part of the world, rising temps mean it's that time of the year when it's important to stay hydrated. However, as a new analysis reveals, making sure you're getting enough fluids is only one part of keeping yourself healthy this summer. The type of container you choose to drink from is another key consideration. Sometimes, it's tough to avoid: Especially during outdoor parties and picnic season, it's just easy to grab a convenient plastic bottle out of the cooler, fridge, or that tight-wrapped case water bottles…

Former President Hassan Sheikh Mohamud survives assassination in

Former President Hassan Sheikh Mohamud survives the assassination in Somalia MOGADISHU, Somalia - Former President Hassan Sheikh Mohamud survived a murder on Wednesday night, his aides said, in what could further worsen relations between the federal government and the opposition, which recently signed an election pact. Eyewitnesses said the former president's convoy came under attack from…

Beesha Habargidir oo kursi ku yeelatay baarlamanka cusub ee …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa weli socota tirinta codadka doorashooyinkii isku-sidkanaa ee Isniintii hore ka qabsoomay gobolada iyo deegaanada Gobaladda Waqooyi, waxaana kasoo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku aadan Musharaxiinta ku guuleystay doorashadaas iyo xisbiyadooda. Natiijada hordhaca ah ee laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in Musharax Qaasim Aadan Saleebaan Cali uu ku guuleystay inuu kamid noqdo mudaneyaasha golaha Wakiilada ee…

The #1 Best Food To Eat Before Going for a Walk, Says Dietitian

As the weather gets warmer and the days grow longer, going for a walk in the morning seems like the ideal way to start the day. And while going for a walk may not seem like it's doing much for your body, consistently taking a walk can actually help you to lose weight. Walking is considered a workout like any other, which means properly fueling your body before going for a long walk is crucial. So what would be considered the best food to eat before going for a walk? We asked a registered dietitian to share with us the best…

The Worst Foods for Women Over 60, Says Science

By the time a woman has reached her 60s, she's in a much different life chapter. She's worked hard and is ready to truly focus on herself. And the easiest way to start is by taking a closer look at her diet. Her palate has likely changed a bit from her youth, and she's focused on fueling your body the right way, too. So it only makes sense if she wants to eat differently now! No one wants to eat foods that will only end up fueling any aches and pains, weight gain, and the aging process, right? Ladies, it's time to rid your…

GO’AAN: Carlo Ancelotti Oo Go’aan Cad Ka Qaatay Mustaqbalka Martin

Kooxda Arsenal ayaa u muuqata mid ay haleeshay dhibaato dhinaca suuqa kala iibsiga ahi kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti uu kooxda ka doonayo Martin Odegaard.Xiddiga Norwegian-ka ah ayaa qaybtii dambe ee xilli ciyaareedkii hore ku qaatay Arsenal isaga oo wacdarro soo dhigay mudada gaaban ee uu Emirates Stadium kasoo ciyaarayay.Arsenal ayaa ahayd mid ay ka go’antahay inay rasmi ka dhigto saxeexa Odegaard isla markaana ku rajo weynayd in Ancelotti uusan ka…

“Tourist”, a fiction in the service of

Launched in mid-May in Bangui, the film Tourist is now available on Russian broadcast platforms. Its goal: to praise the Russian intervention in the CAR and the "instructors" sent by Moscow to support President Faustin-Archange Touadéra against the rebels of the CPC (Coalition of Patriots for Change). A film halfway between fiction, reality and propaganda, which would be funded directly by the Wagner group according to the Russian press,…