Miyaad Ku Biiraysaa Liverpool? Geesigii FA Cup Ee Leicester City Youri
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa la filayaa inuu suuqa u geli doono saxeexa khad dhexe kaddib markii uu Georginio Wijnaldum qaab xor ah ugaga biiray dhinaca Paris Saint-Germain.Khadka dhexe ee Leicester City ee Youri Tielemans oo kamida xiddigaha buuxinta booskaas lala xidhiidhinayo ayaa sheegay inuusan ka fikirayn haatan wax ku saabsan mustaqbalkiisa oo uu kaliya diirada saarayo tartanka Euro 2020 iyo xulka Belgium.Tielemans ayaa kusoo raaxaystay xilli ciyaareed cajiib ah oo uu horyaalka Premier League isaga…