Fadeexad kusoo baxday guddigii uu R/W Rooble u xil saaray ka…
Muqdishi (Axadle) – Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble u saaray kala shaandheynta xubnihii ay Midowga Musharixiinta kasoo gudbiyeen cabasho ku aadan inay ka tirsan yihiin shaqaalah Dowladda iyo Hey’adda nabad sugidda qaranka ee NISA, ayaa waxaa kusoo baxday fadeexad culus kadib markii la ogaaday inay sii daayeen xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka ah.
Xubnaha la fasaxay oo ay guddigaas sheegeyn inaysan…