SAADAAL: Horyaalka Premier League Ee Xilli Ciyaareedka Cusub Oo La
Isku-aadka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021/22 ayaa shalay gellinkii hore la sameeyey, waxaana kulamo adag ku bilaaban doono kooxaha Manchester United, Chelsea iyo sidoo kale Arsenal, halka naadiyo ay ku jirto Liverpool ay ciyaarahooda ugu soo horreeyaa ahaanayaan kuwo ay kala badbaadayaan kooxaha waaweyn.Kaddib isku-aadkii la shaaciyey, waxa durba soo baxday saadaasha xilli ciyaareedka cusub oo taabanaysa kooxda ay u badan tahay inay ku guuleysato horyaalka iyo kaalmaha labaad, saddexaad illaa…