Midowga Yurub oo qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah ciidama…
Muqdisho (Axadle) – Sida laga soo xigtay qaar ka tirsan warbaahinta dalka Kenya, Midowga Yurub ayaa dhimay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM, kaasoo wax ka badan 10 sano ka socda gudaha Soomaaliya.
Midowga Yurub ayaa dhimay 66% oo kamid ah lacagihii uu siin jiray howlgalka lagula dagaalamo ururka Al-Shabaab ee awoodda ku leh gudaha Soomaaliya, waxayna gaareysaa lacagta la dhimay in ka badan $45…