Xariga Roobow oo saameyn xoogan ku yeeshay qorshe ay DF ‘ugu…
Muqdisho (Axadle) – Mukhtaar Roobow ayaa xabsiga loo taxaabay isagoo Musharax madaxweyne ah dabayaaqada sanadkii 2018-kii, xiligaas oo waqti kooban uu ka harsanaa doorashadii madaxweynaha Koonfur Galbeed, oo uu kamid ahaa musharaxiinta ugu saameynta culus.
Xariga Roobow ayaa horseeday in qalaalase amni ka dhaco Baydhabo oo xiligaasku jirtay doorasho, ayada oo kacdoonka ka dhashay xariga ay dowladda kula kacday uu sababay dhimasho iyo dhaawac hor…