GOLDEN BOOT: Halkee La Kala Marayaa Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee
Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta EURO 2020 ayaa si dhab ah u bulowday, waxaana tartameyaasha isku qoray tiro ciyaartooyo ah oo ay ku jiraan qaar ka mid ah xiddigihii la filayay inay ku loollamaan, kuwaas oo ay wali qaarkood ka maqan yihiin tartanka.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane oo ku guuleystay kabta dahabka ah ee Koobkii Adduunka 2018 oo uu ka dhaliyey lix gool, lana saadaalinayay inuu hanan doono kabta dahabka ah ee tartanka Euro ayaan wali shabaqa taaban, waxaana ciyaartii Croatia goolka madiga ah u…