Lafta Gareen oo abaabul iyo qorshe cusub ka bilaabay Waajid …
Baydhabo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ku hoyday degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay degmadaasi.
Lafta Gareen ayaa qaabilay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Waajid, isaga oo ka xog wareystay xaaladda nololeed ee degmadaasi oo go’doon ugu jirta…