Xul Ka Qeygalaya Euro 2020 Oo Soo Bandhigay Tababar Qariib Ah Oo Lala
Taageerayaasha kubada cagta ayay amakaak ku noqotay qaabka qariibka ahaa ee ay tababarka u sameynayeen xulka North Macedonia ka hor kulankooda koobka Qaramada Yurub ee Ukraine.Xulka yar ayaa laga badiyay kulankoodii furitaanka ee Euro 2020 ee ay la ciyaareen Austria, iyadoo Goran Pandev iyo asxaabtiisa ay isku diyaarinayaan inay gaaraan guushoodii ugu horeysay.Sidaasi darteed waxay ugu diyaargarboobeen kulankooda labaad si qariib ah iyagoo ku tartamay caagaga garoonka ee tababarka lagu sameeyo.Muuqaal laga soo duubay ayaa…