PLAN B: Weeraryahanka Dilaaga Ah Ee Qorshaha Labaad U Ah Chelsea
Kooxda ree London ee Chelsea ayaa la sheegayaa inay weeraryahanka Villarreal ee Gerard Moreno u dooratay qorshaheeda labaad haddiiba ay weydo saxeexa Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan.Chelsea ayaa doonaysa inay safkeeda kusoo darto weeraryahan xilli uu tababare Thomas Tuchel raadinayo dhaliye ka caawin kara xilli ciyaareedka dambe ku guuleysiga horyaalka Premier League.Tuchel ayaa aaminsan in waxa kooxdiisa ka xiga u tartamida horyaalku uu yahay weeraryahan gool dhaliye ah kaddib markii uu Timo Werner qaab…