Waa Kuma Xiddiga Barcelona Ka Tirsan Ee Uu Mikel Arteta Xisaabta Ku
Kooxda Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inaysan wali iska dhiibin rajada ah inay la saxeexato Philippe Coutinho iyaga oo wali doonaya haddiiba uu meel iska saari karo dhaawacyada dishooday bilihii ugu dambeeyay.Gunners ayaa lala xidhiidhinayaa saxeexa kubad sameeyaha ree Brazil kaddib markii ay Barcelona oo doonaysa inay xiddigo badan iska dirtaa suuqa soo dhigtay.Mikel Arteta ayaa doonaya saxeexa khad dhexe oo kubad sameeye ah iyadoo la fahamsan yahay in muhiimada koowaad ee kooxdaasi ka leedahay suuqa xagaagan uu yahay…