Arsenal, Chelsea Iyo Tottenham Oo Kulamo Saaxiibtinimo Ciyaari Doona
Kooxaha reer London ee Arsenal, Chelsea Iyo Tottenham ayaa isku haleeli doona kulamo saaxiibtinimo oo ay iskugu diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub, laakiin xambaarsan ujeeddo kale oo ah taakulaynta dadka baahan.Chelsea, Arsenal iyo Tottenham ayaa ku heshiisyey in laba kastaaba ay dhinacooda u yeeshaan ciyaar saaxiibtinimo oo lagu ururinayo qaadhaan, balse ay noqonayaan kuwo taxane oo isku xiga, kuwaas oo lacagta kasoo xeroota loogu deeqayo dadka dhimirka ka xanuunsanaya ee gudaha UK.Arsenal iyo Chelsea ayaa ku wada…