Kooxda Cusub Ee Ramos, Daafaca Arsenal Imanaya Iyo Midka Ka Baxaya &
Chelsea ayaa diyaar u ah inay Manchester City kula tartanto saxeexa 25 sano jirka Aston Villa ee Jack Grealish. (Football Insider)Kylian Mbappe ayaa weydiistay PSG inuu iskaga baxo kooxda oo la fasaxo, heshiiskiisa ayaa ah mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedka dambe. (RMC Sport, via Marca)Manchester City garabkeeda weerar ee Raheem Sterling ayaan xiisayn dooni inuu Tottenham ugu wareego heshiis uu Harry Kane dhinaca Man City ku tagayo. (ESPN)Real Madrid ayaa wer-wer xoogan ka qabta in Raphael Varane uu xilli horeba…