“Dabada Hazard Waxay Noqotay Wax Lagu Kaftamo Laakiin….” – Yaya
Xiddigii hore ee khadka dhexe ee kooxaha Barcelona iyo Man City ee Yaya Toure ayaa ka hadlay wax ku saabsan qaarka dambe ee garabka Real Madrid ee Eden Hazard xilli uu aragti ku dhiibanayay nuqulkiisa wargeyska The Athletic.Hazard iyo Yaya Toure ayaan ahayn kuwo isku cusub iyaga oo hore iskaga hor yimid marar badan oo ay kala metelayeen kooxaha Manchester City iyo Chelsea.Yaya oo ah mid aad u garanaya qaab ciyaareedka Hazard lana soo kulmay ayaa ka warramay in qaybta dambe ee ciyaaryahanka ree Belgium ay dadku u arkaan wax…