Sirta Ka Dambaysa Guulaha N’Golo Kante Oo La Ogaaday
N’Golo Kante waxay ciyaartiisu sii fiicnaanaysaa maalinba maalinta ka dambaysa, waxaanu ku jiraa tartameyaasha halista ah ee abaal-marinta xiddiga adduunka ee dhamaadka sannadkan la bixin doono.Laacibka reer France ayaa tiir-dhexaad iyo sababa ugu ahaa Chelsea inay ku guuleysato tartanka Champions League xilli ciyaareedkii tegay iyadoo uu bandhig cajiib ah muujiyey labadii kulan ee semi-finalka ee Real Marid iyo ciyaartii ugu dambaysay ee finalka oo uu intaba qaatay abaal-marinta xiddigii garoonka.Khubaro badan ayaa…