Xiddiga Arsenal Ee Maitland-Niles Oo Galay Shil Baabuur Oo Halis Ah –
Xiddiga Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles ayaa galay shil baabuur xilli uu dariiqa socday, waxaana dhinaca kale isku rogay gaadhigiisa qaaliga ah ee noociisu yahay M25.Muuqaallo laga soo duubay shilka ayaa waxay muujiyeen, in Ainsley Maitland-Niles uu nasiib badan lahaa kaddib markii uu ka badbaaday shilka baabuur oo halis ahaa.Wararka hordhaca ah ayaa waxay sheegayaan, in baabuurka Ainsley Maitland-Niles oo noociisu yahay Mercedes-Wagon oo qiimihiisu yahay £105,000 Gini ay isku dhaceen baabuur kale xilli ay marayeen waddo…