“Arsenal Ayaa Hoggaaminaysa, Waa Kooxda Kaliya Ee….” – Gunners Oo
Sida uu shaaciyay madaxa fulinta kooxda Sassuolo ee Giovanni Carnevali, kooxda Premier League ka ciyaarta ee Arsenal ayaa dalab rasmi ah ka gudbisay khadka dhexe ee ree Talyaani ee Manuel Locatelli oo ah xiddigaha sida weyn iskugu soo muujiyay Euro 2020.Locatelli ayaa la filayay inuu si sahlan ugu biiri doono Juventus marka uu kasoo dhammaado tartanka qaramada Yurub balse madaxa Sassuolo ayaa sheegay inay Arsenal si dhab ah ula tartamaysa waliba iyadu ku gacan sarreyso loolanka.Giovanni Carnevali ayaa isaga oo Sky la…