QALBI-JAB: Mudada Uu Xulka Talyaaniga Xiddigii Wacdaraha Dhigayay Ee
Jamaahiirta xulka qaranka Talyaaniga iyo guud ahaan taageerayaasha jecel kubadda cagta ayaa ka qalbi jabay nooca dhaawac ee xalay gaadhay daafaca bidix ee xulkaasi ee Leonardo Spinazzola kaas oo ka baxay kulankii Belgium.Talyaaniga ayaa guul dahabi ah ka gaadhay xulka booska 1-aad kaga jira qiimaynta xulalka caalamka ee FIFA kaddib goolal ay ka kala heleen Barella iyo Insigne isla markaana wareega afar dhammaadka balan kaga samaystay Spain.Spinazzola ayaa ahaa mid kamida xiddigaha ugu fiican tartanku intii uu ilaa hadda…