Arsenal Oo Daafac Kaga Guuleysatay Man City, Liverpool Oo Weeraryahan
Arsenal heshiiska ay kula wareegayso daafaca Brighton ee Ben White ayay kaliya in la dhammaystiraa ka hadhsan tahay walow ay 23 sano jirkaas xiiso u muujiyeen Man City iyo Everton. (Football London)Manchester United ayaa Tottenham iyo Arsenal kafa farxisay inay qaboojisay xiisaha ay u qabtay 22 sano jirka daafaca dhexe ee Sevilla ee Joules Kounde oo ay diirada saarayaan Raphael Varane oo Real Madrid ka tirsan. (Dean Jones via Express)Man United ayaa ka fikiraysa inay Paul Pogba heshiis ugu bandhigto Real Madrid oo ay…