Manchester United Oo Go’aan Ka Gaarey Mushaharka Xad-dhaafka Ah Ee
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa go’aan ka gaadhay mushaharka aadka u badan ee uu dalbanayo difaaca reer France ee Raphael Varane oo ay u xil-saartay in uu heshiiskiisa ka shaqeyo John Murtough.Kaddib markii ay United ku guuleysatay Jadon Sancho oo ay kala soo wareegay Borussia Dortmund, waxay bartilmaameedka koowaad ka dhigatay xoojinta khadka difaaca oo ay u calmatay Varane oo isaguna doonaya in uu iskaga tago kooxdiisa Real Madrid.Laacibkan oo sannad kali ahi ka hadhsan yahay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu…