FADEEXAD: Rigooraha Sterling Oo Been Cad Ahaa, Kubad Labaad Oo
Waxa aad u badatay hadal haynta ka dhalatay kulankii xalay dhex maray xulka qaranka England iyo dhigiisa Denmark oo ka dhacay gegida Wembley Stadium iyadoo goolka lagu go’aamiyay wakhtigii dheeriga ahaa uu muran keenay.England ayaa markeedii ugu horreysay kaddib 55 sano gaadhay kulan Final ah oo tartan weyn ah waxaana ay ciyaarta kama dambaysta ah ee Euro Axada isla Wembley Stadium kula ciyaaari doonaan dhigooda Talyaaniga.Goolasha ay guusha xalay ku heshay England ayaa ahaa mid uu si qaldan iskaga dhaliyay daafaca Denmark…