Sancho Mise Cavani? Dagaalka No.7 Ee Manchester United, Jamaahiirta Oo
Mar hore ayaa dukaamada la dhigay shaadhka uu Manchester United u xidhan doono xiddiga reer England ee Jadon Sancho oo aanay wali kooxdu si rasmi ah ugu dhawaaqin saxeexiisa balse ay hore u xaqiijisay in ay la saxeexatay oo ay sugayaan inta ay qodobbo yaryar ka dhamaysanayaan Borussia Dortmund.Jamaahiirta Manchester United ayaa sii xidhay shaadhka Manchester United oo uu dhabarka kaga qoran yahay Jadon Sancho iyo No.7 oo ah midka lala xidhiidhinayo inuu u xidhan doono marka sida rasmiga ah kooxdu ugu dhawaaqdo heshiiskiisa…