Markii Hore David Alaba, Haddana Leon Goretzka – Real Madrid Oo
Kaddib markii ay gacanta ku dhigtay David Alaba oo ay si bilaash ah kaga soo qaadatay Bayern Munich, Real Madrid ayaa mar kale weerar ku qaadaysa kooxda reer Germany oo ay ka doonayso xiddig kale oo laf dhabar u ah.Real Madrid ayaa ugaadhsi ugu jirta xiddigaha Bayern Munich oo ay aftaxday sannadkii 2014kii, markaas oo ay 25 milyan oo Euro oo kaliya kaga soo qaadatay Toni Kroos oo qandaraaskiisu dhacayay, sannadkii ugu dambeeyeyna ku jiray, taas oo keentay in ay qiimahaas jaban ku hesho.David Alaba ayaa jidkaas mid ka duwan…