Wararka SUUQA: Koox Yar Oo Chelsea Saxeex Ku Garaacday, Arsenal Oo
Harry Kane iyo Jack Grealish oo ka kala tirsan Tottenham iyo Aston Villa ayaa ah bar-tilmaameedyada koowaad ee Man City ka leedahay suuqa xagaagan. (The Athletic – subscription required)Sidaas oo ay tahay hadddana Grealish ayaa la filayaa inuu heshiis cusub u saxeexo Aston Villa. (Birmingham Mail)Real Madrid ayaa xilli ciyaareed kale haysan doonta Gareth Bale oo aysan helin wax dalabaad ah oo laga soo gudbiyay kaddib markii uu sanad amaah kusoo qaatay Tottenham. (Mundo Deportivo – in Spanish)Arsenal ayaa heshiis 50 Milyan oo…