Solskjaer Oo Shax Bedelkii Jamaahiirta Man United Sugayeen Samaynaya,
Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramayaa inuu samayn doono shax bedel cusub xilli ciyaareedka dambe isaga oo doonaya inuu wax ka bedelo hanaankii uu hore kooxdiisa ugu ciyaarsiin jiray.Sida uu sheegayo wargeyska ESPN, Solskjaer ayaa u guuraya shaxda 4-3-3 ee weerarka raacsan isaga oo ka guuraya 4-2-3-1 oo uu mudo soo adeegsanayay.Warbixinta ESPN ayaa sheegaysa in tababaraha ree Norway uu kala dhantaalayo xiddigaha Fred iyo Scott McTominay oo ahaa lamaanahiisa khadka dhexe ee uu…