Jose Mourinho Oo Ikhtiraacay Qaab Cajiib Ah Oo Ciyaaryahanadda Lagu Tuso
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ikhtiraacay qaab cusub oo lagula socon karo qaladka ay sameeyaan ciyaartoydu waqtiga ay tababarka ku jiraan xilligan ay isku diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub.Mourinho ayaa isbeddello ka sameeyey garoonka tababarka kooxdiisa cusub ee Roma ee Giallorossi’s Trigoria, halkaas oo ay kulankoodii ugu horreeyey ee saaxiibtinimo na ku geysteen xasuuqii ugu weynaa sannadahan dambe oo 10 gool iyo eber ay ku dubteen koox yar oo ay la ciyaareen.Garoonka dishiisa ayaa waxay ciyaartoydu…