RASMI: Real Madrid Oo Shaacisay AFARTEEDA Kabtan Ee Cusub & Dani
Dani Carvajal ayaa kordhiyey heshiiskii uu kula jiray kooxdiisa Real Madrid, waxaanu qalinka ku duugay qandaraas cusub oo soconaya saddex sannadood oo kusii haynaya Santiago Bernabeu illaa laga gaadhayo sannadka 2025ka.Difaacan midig oo xilli ciyaareedkii hore dhaawacyo ragaadiyeen, ayaa wali ah dookha koowaad ee booskaas ee aan lagu muransanayn, waxaana uu mustaqbalkiisa u damaanad-qaaday Madrid.Real Madrid oo xagaagan lumisay kabtankeedii Sergio Ramos iyo Raphael Varane oo ku jiray liiska kabtannada kooxda ayaa waxay ka…