Murashaxiinta mucaaradka ayaa diiday doorashadii ‘sharci darrada aheyd’ ee ka dhacday Tanzania
Mucaaradka Tansaaniya ayaa diiday waxa ay u arkaan ‘sharci darro’. Musharixiinta ayaa ku andacoonaya wax isdabamarin waxayna su’aal ka keeneen daacadnimada dimoqraadiyada…