Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Isniin, Nov 14, 2022-Kumaandooska Danab oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano hoostaga…
Isniin, November, 14, 2022 (AX) - Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab gaar ahaan Ururka 5-aad guutada 16-aad ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ku yaala Waqooyiga…
Waxaa muuqata in xoogag madaw oo ku sugan gudaha iyo dibadda ay halis gelinayaan dagaalka…
Isniin, November, 14, 2022 (AX) - Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay ka bixitaankii ciidamada xoogga dalka ee deegaanka Wabxo, iyo dagaal beeleedka Cadale ay halis gelinayaan dagaalka lagula jiro…
Isniin, Nov 14, 2022-Dowladda Soomaaliya oo ciidan iyo gaadiid dagaal geysay bariga gobolka…
Isniin, November, 14, 2022 (AX) - Ugu yaraan 30 kamid ah gaadiidka dagaalka iyo ciidamo badan oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Qaayib ee gobolka Galduud.Xukumadda Soomaaliya ayaa…
Isniin, Nov 14, 2022-Rabshado dad ku dhaawacmeen oo Burco ka dhacay
Isniin, November, 14, 2022 (AX) - Inta la ogyahay 3 dhalinyaro ah iyo 4 askari ayaa ku dhaawacmay isku dhac dhexmaray booliiska magaalada Burco iyo dhalinyaro dhigayay bannaanbax ay ku taageerayaan go'aamada mucaaradka Gobaladda…
Axad, Nov 13, 2022-Xukuumada Somaliland oo ka jawaabtay go’aamada mucaaradka
Axad, November, 13, 2022 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa nasiib daro ku tilmaantay go'aamada kasoo baxay axsaabta mucaaradka, iyadoo sheegtay in ay yihiin qodobo Gobaladda Waqooyi u ekaysiinaya meel aanu sharci ka jirin.Wasiirka…
Axad, Nov 13, 2022-Madaxweyne Xasan Sheikh oo magacaabay taliyaha ciidanka bada iyo difaaca xeebaha
Axad, November, 13, 2022 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaashaanle sare Mubarak Cabdiqani Muuse taliyaha ciidanka badda iyo difaaca xeebaha ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.Hogaamiyaha oo magaacaabistan ku…
Axad, Nov 13, 2022-Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay go’aamo siyaasadeed
Axad, November, 13, 2022 (AX) - Mucaaradka Gobaladda Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba kalsoonidii iyo aqoonsigii kala noqdeen madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi.Musharaxa Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan…
Axad, Nov 13, 2022-6 qof oo ku dhimatay qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka…
Axad, November, 13, 2022 (AX) - 6 qof ayaa ku dhimatay 53 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo ka dhacay waddo mashquul badan oo ku taalla bartamaha Istanbul, sida uu sheegay guddoomiyaha deegaanka iyo dad goob joogayaal…
Axad, Nov 13, 2022-Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Cabdi Cagweyn ee…
Axad, November, 13, 2022 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duhurnimadii Maanta ku dhexmaray deegaanka Cabdi Cagweyn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Halgan ee gobolka Axadle ciidamada dowladda Soomaaliya oo…
Axad, Nov 13, 2022-Japan oo ku yaboohday 14 milyan oo Yuuro si ay Soomaaliya ugu dhoofiso badarka…
Axad, November, 13, 2022 (AX) - Dowladda Japan ayaa sheegtay ilaa 14 milyan oo Yuuro ay ugu talagashay gargaar deg deg ah oo loogu talagalay dhoofinta badarka laga keeno dalka Ukrain ee loo dhoofinayo Soomaaliya, si loo yareeyo cunno…