Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Floods and landslides affect 3.6 million people in East Africa
At least 3.6 million people were affected by floods and landslides triggered by heavy rains over East Africa since June, the UN humanitarian agency said in a report on Saturday.
"Water levels in several lakes in Kenya and Uganda are rising and affecting thousands of people," said the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA).
About 856,000 people have been affected by floods in southern Sudan since June, including about 400,000 displaced, it said.
The floods exacerbated…
Falastiin:-Wiil yar oo dhimatay ka dib markii ‘ay garaaceen
Wiil dhalinyaro ah oo Falastiini ah ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray ka dib markii ay ku garaaceen ciidamada Israel meel u dhow magaalada Turmus-Ayya ee waqooyi-bari ee Ramallah, sida laga soo xigtay warbaahinta Falastiin.
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in Amer Abedalrahim Snobar uu lakeenay isbitaalka ka dib markii “si xun looga garaacay qoorta”.
Ahmed al-Bitawi, oo ah agaasimaha xarunta caafimaadka ee Falastiin, ayaa u xaqiijiyey wakaaladaha wararka ee…
Falastiin:-Wiil yar oo dhintay kadib markii ay garaaceen
Wiil dhalinyaro ah oo Falastiini ah ayaa u dhintay dhaawac soo gaaray ka dib markii ay ku garaaceen ciidamada Israel meel u dhow magaalada Turmus-Ayya ee waqooyi-bari ee Ramallah, sida laga soo xigtay warbaahinta Falastiin.
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in Amer Abedalrahim Snobar uu lakeenay isbitaalka ka dib markii “si xun looga garaacay qoorta”.
Ahmed al-Bitawi, oo ah agaasimaha xarunta caafimaadka ee Falastiin, ayaa u xaqiijiyey wakaaladaha wararka ee…
uncertain calm the day after the publication of the results
It is an uncertain calm that prevails in Guinea the day after Cenis' proclamation of the preliminary results of the presidential election. The outgoing president, Alpha Condé, was re-elected with more than 59% of the vote. Cellou Dalein Diallo, leader and candidate of the UFDG, credited by Ceni with 33.5% of the vote, condemned "a freedom of choice". He intends to challenge them by seeing the courts,…
the police will take back “control of public space”
The situation is still explosive in several other regions of Nigeria, where local governors are taking steps in scattered order to try to stifle the popular rebel movement triggered by army intervention on Tuesday evening, October 20, against a peaceful gathering of young people in Lagos. The police inspector issued a statement from his spokesman on Saturday, October 24, in which he seriously raised his…
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa goordhow oo maanta ah gaaray magaalada Hargeysa kaddib markii uu cafis ka helay madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu sheegay in madaxtooyadu cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte si uu u yimaado magaalada Hargeysa oo uu ku xanuunsanayo Aabihii Cumar Carte Khaalib.
Cumar Carte Khaalib oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa xilal kala duwan ka…
General Muqtaar Wasiirka arimaha gudaha oo lagu eedeeyay in
Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Axmed .
Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Axmed ayaa lagu eedeeyay uu xoog ku haysto guri ku yaalla degmada Warta nabada ee Gobolka Banaadir isaga oo aan wax kira ah ka bixin mudadii uu halkaasi daganaa sida ay sheegeen qoys sheeganaya milkiyada guriga uu daganyahay.
Qoyska reer Axmed Daahir Xasan ayaa qoraal ay u direen…
according to the opposition, the electoral commission is deceiving in favor of power
In Tanzania, the opposition will step down three days before the October 28 parliamentary elections, including the presidential election. While the Electoral Commission is often accused of submitting to power, the opposition accuses it of having prepared real frauds prior to these elections through manipulation of the biometric file of voters.…
DG oo soo dhameystiray magacaabista Guddiga Farsamo ee
Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo ugu dambeysay magacaabista Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta khilaafaadka Doorashada 20/21 ayaa soo dhameystiray min 4-ta xubnood ee laga doonayo.
Soo gubdinta xubnahaan oo lagu ballansanaa 10-ka ilaa 20-ka Oktoobar 2020 waxaa ku yimid dib u dhac dhanka waqtiga, inkasta maanta oo lasoo dhameystiray haatan oo 5-Cishe laga joogo waqtigii ugu dambeeyay.
Dhanka Xukuumadda ayaa dhiman…
Hogaamiye Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya
Hogaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hortagaya Baarlamaanka DG Puntland si uu u daah-furaya kalfadhigooda 47-aad, isla markaana uu ula wadaago waxqabadka xukuumaddiisa 87-da Cishe ah.
Deni ayaa khudbadiisa furitaanka ka sokoow waxa uu uga hadlayaa waxyaabaha u hirgelay muddadii uu joogay Magaalada Muqdisho, doodaha la xiriira doorashada, kulamada hogaamiyayaasha kala duwan & safarro uu aaday iyo kuwa uu qorsheynayo maalmaha soo socda.
Waxqabadka Xukuumadda…