Odowaa oo shaaciyey magacyada 3 horjooge oo Shabaab ‘looga dilay’ Bariire iyo Awdheegle
Aw-dheegle (Caasimadda Onlin) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerarradii ay shalay kusoo qaadeen …