Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Imran khan oo Covid-19 ku dhacay xili laga tallaalay
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa laga helay Xannuunka Covid-19 sida uu isaga qudhiisa ku xaqiijiyay bartiisa Twitter-ka oo uu soo dhigay qoraal uu dadka ugu sheegayo in uu haleelay fayruska.
Imran ayaa soo daliilsaday Aayad qur’aan, waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in uu caafimaad degdeg ah helo, Dadka ayuu ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana qadarka alle uusan dhinacna uga gudbeen.
وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِينِ°And when I am ill, it is He Who cures me.(Qur’an 26:80)
Prime Minister Imran Khan has…
Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Japan.
Sida ay tebisay Warbaahinta Japan Xeebaha Bari ee Dalkaas waxaa maanta oo Sabti ah ku dhuftay Dhul-gariir xooggan oo saameeyay isu socodka Gaadiidka Badda, dalxiiska Xeebaha & isu imaatinka Bulshada.
Qubarada ku taqasustay Dhul-gariiska ayaa Cabirkiisa ku sheegtay 7.2 Magnitude, muuqaallo kala duwan oo laga duubay dhismaha qaar waxaa ka muuqday dhaqdhaqaaqa dhismaha oo qaarkood ku sigtay in ay dumaan.
Kooxda gurmadka degdeg ah oo horay u helay saadaalinta khubarada ayaa isu diyaarisay in ay tagto meelaha ugu halista…
Jubbaland: DFS waxa ay hub, Gaadiid & Ciidan cusub geystay Gedo
Warsaxaafadeed kasoo baxay DG Jubbaland ayaa looga hadlay Ciidanka Dowladda Federaalka, Gaadiidka & Hubka cusub ee Jimcihii 19-ka Maarso 2021 la geeyay Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Doolow.
Qoraalka DG Jubbaland ayaa nasiib darro lagu tilmaamay in Gobolka Gedo oo dadka degen la dhibaateysan Abaarta heysata Dowladda Federaalka ku kordhiso ciidankeeda halkii gurmad la siin lahaa shacabka.
Warsaxaafadeedka kasoo baxay DG Jubbaland ayaa lagu daray in gulufka colaadeed wixii ka dhasha uu dusha saaranayo Madaxweynaha…
Sudan oo dalbatay in lagu taageero Qamadi (Sareen)
Dowladda Suudaan ayaa dalbatay gargaar bani aadamnimo gaar ahaan Qamadi (Sareen) si ay wax ugu qabato nolosha dadka u baahan ee kunool dalkaas maadaama gurmad xiliyo kala duwan la siiyay uu kaafin waayay.
Warbaahin kala duwan oo qaarkood kasoo baxday Suudaan ayaa sheegtay in baahida Qamadiga (Sareen) ay tahay mid taagan una baahan garab istaag joogta ah si looga baaqsado dhibaatooyinka dabiiciga ah.
Hay’adda Cunnada Qaramada Midoobay u qaabilsan WFP ayaa sheegtay in sanadkaan 2021 Suudaan siisay Sareen balse weli ay…
On the entrance web page of the Kinshasa press: the query of
In the daily Le Potentiel, in the headline, "Election 2023: CENCO Reveals Its Roadmap". According to this newspaper, "the National Bishops' Conference in Congo intends to maintain pressure on the government to hold parliamentary elections in 2023." This structure of the Catholic Church insists that it "does not tolerate any slippage", we can still read. "The CENCO roadmap includes a range of activities, Le Potentiel…
Somaliland oo maanta bilaabeysa Tallaalka Covid-19
Deegaannada Somaliland waxaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 20-ka Maarso 2021 ka bilaabanaya Tallaalka Covid-19 ee looga hortagayo faafitaanka Xannuunka safmarka ah ee galaaftay nolosha malaayiin ruux guud ahaan Caalamka.
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa xaqiijisay in mas’uuliyiin kala duwan lagu bilaabayo tallaalka Covid-19 kahor inta aan la mudin (La durin) Shaqaalaha Caafimaadka, howlwadeennada kala duwan & ciidamada ammaanka.
Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland oo la geeyay Tallaalka ayaa laga…
Madaxtooyada Soomaaliya oo Madax Goboleedyada kulan isugu yeertay! –
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya xalay xilli dambe waqtiga geeska Afrika ayaa lagu shaaciyay kulan ay isu imaanayaan Madaxda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada si looga hadlo ka gudubka caqabadaha hortaagan heshiiska ay ka gaareen arrimaha Doorashooyinka dalka 17-kii September 2020.
Warka kasoo baxay Villa Somalia oo u muuqda in uu jawaab u yahay canaanta Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ee la xiriirta in dhinacyada saxiixay heshiiskaas degdeg fadhiga isugu yimaadaan si ay ficil ugu rogaan wadahadalka…
Maxaa sababay in guddoomiye-kuxigeenka Amniga gobolka Banaadir ku kaco
Sida uu bartiisa Facebook ku shaaciyey guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) 31-January-2021 gobolka Banaadir ayaa Shaqaaleeyey 23 Qof oo sida guddoomiye-kuxigeenku sheegay gobolka u qaatay La taliyeyaal, Madax-qeybeedyo, Agaasimeyaal, Amniga degmooyinka iyo qaybo kale.
Cali yare guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir ayaa ugu hambalyeeyey fursadda uu sheegay in gobolku siiyey shaqaalaha cusub haddaba sidee u dhacday in gobolka Banaadir ku…
Maraykanka:- Soomaaliya waa In ay Si Deg Deg Ah U Qabataa
Antony J. Blinken hoghayaha arimaha dibada Maraykanka oo qoraal soo saaray ayaa kula taliyay Madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka in ay si deg deg ah u qabtaan doorashooyinka dalka.
“Mareykanku wuxuu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah amniga, xasilloonida, iyo horumarka dalka.” Ayaa laga lugu suxay qoraalka wasaarada arimaha dibada Maraykanka.
“Waxaan ugu baaqeynaa madaxda federaalka iyo dowladaha…
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii soconayaa .Qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wakiilka ururkaas ahna Madaxa howlgelinta AMISOM uu todobaad & bar ku howlanaa qaabiladda Saamileyda Siyaasadda Dalka.
Ambassador Francisco Madeira ayaa qaabilay Madax Goboleedyada kala ah: Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…