Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
DR Congo polls open as the biggest opposition chief sick
The Democratic Republic of Congo (DRC) pushed ahead on Sunday with an election in which President Denis Sassou N'Guesso is generally expected to extend his 36 years in power, while the leading opposition candidate remained in hospital with COVID-19.
The watchdog group NetBlocks reported an internet shutdown that began in the Central African country around midnight on election day.
After voting, Sassou N'Guesso said the government was aware of opposition candidate Guy Brice Parfait Kolela's illness and…
Congo’s polls open as the most important opposition chief sick
The Republic of Congo pushed ahead on Sunday with an election in which President Denis Sassou N'Guesso is generally expected to extend his 36 years in power, while the leading opposition candidate remained in hospital with COVID-19.
The watchdog group NetBlocks reported an internet blackout that began in the Central African country around midnight on election day.
After voting, Sassou N'Guesso said the government was aware of the illness of opposition candidate Guy Brice Parfait Kolela and had taken…
the beginning of the vote and fearful mobilization
Nearly 2.5 million Congolese voters timidly began casting their ballots in the ballot box this Sunday, March 21, in more than 5,700 polling stations to elect the head of state. A total of seven opponents are present, including outgoing President Denis Sassou-Nguesso, who has spent 36 years at the helm of the country. The election campaign took place without major incidents. One notable element,…
Beesha Caalamka oo ka hadashay shirka Afasiyooni!
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay shirka lagu waddo in uu ka furmo Muqdisho gaar ahaa Teendhada Afasiyooni oo ku dhow xerada Xalane oo ah saldhiga ugu wayn wakiiladda caalamka iyo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.
Qoraal kasoo baxay saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan wadahadalkaas xalka loogu goobayo is-mari-waaga doorashooyinka Soomaaliya una dhaxeeya hogaanka Soomaalida.
“Saaxiibada Caalamka waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo…
spiritual representatives demand
Following an initial failure at the end of last year to try to find a successor to Corneille Nangaa, the religious authorities are proposing the candidates for president of the National Assembly to head the Independent National Electoral Commission (Céni). The African Union for Human Rights (Asadho) believes religious communities are in a hurry.…
Abaar iyo biyo la’aan ka ka jirta gobolka Waqooyi
Gobolka Soomaalidu degto ee Waqooyi bari Kenya ayaa waxaa ka jira abaaro iyo biyo la’aan baahsan sida uu sheegay maamulka Mandheera.
Gobolka Mandheera waxa ka jira 3 caqabado oo waawayn kuwaas oo kala ah abaar daran, biyo la’aan baahsan iyo colaado, waxaana u sii dheer khayraadka oo ku yar maadaama dhaqaalaha gobolku uu ku tiirsanyahay xoollaha nool sida laga soo xigtay maamulka gobolka.
“Markasta oo abaar dhacdo, kumanaan xoolo ah ayaa dhinta” waxaana bulshada gobolka qasab ku qonota in ay ka barakacaan gobolka ayna…
Booliiska Soomaaliya maka jawaabay Cabashada Dadka
Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa si joogta ah dhac uga geysta kooxo qaarkood hubeysan isla markaana xiran dharka Ciidanka Soomaaliya, qayb ayaa wadata Mootooyinka Bajaajta loo yaqaan, kuwa labada lugood leh Fekon & kuwo kale oo wata Gawaarida nuuca raaxada ah.
Qaar kamid ah Shacabka Gobolka Banaadir oo qaarkood la kulmay dhaca kooxdaas geysato ayaa Mustaqbal u sheegay in ay ka qaateen Telefoonnada gacanta, Kumbiyuutarada gacanta lagu qaado Laptop & agabka kale ee gacan-qabsiga oo ay soo iibsadaan.
Qof kamid ah…
Hindiya: Warshad daqiiqaddii soosaarta
Hindiya waxaa fursad wanaagsan u noqday soosaarka Tallaalka Covid-19 oo baahida loo qabo dunida inteeda kale ku batay kadib markii uu kordhay Dalabaadka ka imaanaya waddamada daneynaya in dadkooda ay ku mudaan dawadaan kahortagga ah.
Warshad ku taalla Hindiya ayaa Daqiiqaddii awoodda in ay soosaarto 6,000 oo cirbadaha Tallaalka Covid-19, waana qayb kamid ah fududeynta in dalalka baahida u qabo sahal loo gaarsiiyo sida ay sheegeen mas’uuliyadda warshaddaas.
Rajiv Nath oo ah Madaxa Warshaddaan waxa uu sheegay in dalabaadka…
Lafta gareen oo Muqdisho u yimid ka qaybgalka
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qaybgalo Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyina Dalka ee lagu wado in uu ka dhaco Caasimadda 22-ka Maarso 2021 oo ku beegan berri oo isniinta ah.
Waa mas’uuliyiiinkii ugu dambeeyay ee caasimadda soo gaaro Madaxda Federaalka & Dowlad Goboleedyada, waxa uu ku maqnaa Dalka Turkiga oo uu u jiray arrimo gaar ah sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Muqdisho waxaa ku sugan…
Howlgal sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay
Howlgal sababay dhimasho & Dhaawac ayay Ciidamada ammaanka DG Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay heleen xogta koox la sheegay in ay ka ganacsato walxaha maanka-dooriya.
Ciidamada oo damacsanaa in ay gacatan ku dhigaan kooxdaan ayaa iska caabbin kala kulmay kooxda, waxaana iska hor imaad dhexmaray labada dhinac ku dhintay hal ruux, halka ay ku dhaawacmeen 4-kale sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Hay’adaha ammaanka DG Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno la socday…