Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxkamadda Sare Puntland oo mudeysay dhageysiga kiiska
Maxkamadda Sare ee Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo ka tirsanaa Baarlamanka Dowlad-goboleedka Puntland.
Maxkamadda sare, waxa ay dhegaysiga kiiskaas u muddaysay 10-bishan December oo ku beegan Khamiista todobaadkan, kadib markii xildhibaannadii xilka xayuubinta lagu sameeyay ay soo gudbiyeen dacwad la xiriirta kiiskooda.
Dacwadda kiiskan, waxa la dhegaysan doona 9:00am subaxnimo ee…
Sheikh Sabah oo mar kale loo magacaabay Ra’iisul wasaaraha
Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Sabah ayaa dib ugu magacaabay Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah raiisul wasaare kadib doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday dalkaasi, oo wajahaysa dhaqaale xumo tii ugu xumeyd muddo tobanaan sano ah.
Sheikh Nawaf ayaa weydiistay Sheikh Sabah inuu soo magacaabo xubnaha golaha wasiirada cusub si loo ansixiyo, warbaahinta dowlada ayaa sheegtay Talaadadii.
In kasta oo amiirka uu leeyahay go’aanka ugu dambeeya ee arrimaha gobolka, haddana…
Nin ka Ganacsada Dhulka oo lagu dilay Duleedka Dhuusamareeb.
Duleedka Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka israsaaseyn ka dhalatay Dhul la isku qabsaday, waxaana shaqaaqo kooban oo dhexmartay dhinacyada dhulka isku heysta ka dhalatay khasaare Dhimasho.
Hal qof ayaa ku dhintay isku dhaca dhexmaray maleeshiyada hubeysan, sida dadka deegaanka ay Mustaqball u sheegeen, waxaana lagu magacaabaa Marxuumka ku dhintay Cabdullaahi Caabi.
Ninkaan ayaa kamid ahaa shaqsiyaadka ka Ganacsada Dhulka, waxaana soo gaaray dhaawac uu ugu dambeyn u dhintay sida…
Muxuu yahay ujeedka Safarka Abiy Ahmed uu ku tagayo Kenya? –
Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa berri oo Arbaco ah kuna beegan 9-da December 2020 Kenya ku tagaya safar qorshihiisu yahay labo cishe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Xukuumadaha Addis Ababa & Nairobi.
Afhayeenad u hadashay Aqalka hoose ee Kenya oo lagu magacaabo Kaze Dena ayaa sheegtay in Abiy Ahmed & xubnaha ku wehliya Safarkiisa ayaa tagaya Marka ay tagaan Moyale waxa ay uga gudbayaan Marsabit.
Waxa uu sidoo kale wafdiga Abiy Ahmed tagayaa meelaha…
Aragti kala fogaanta Doorashada DFS & Musharixiinta. –
Kala qaybsanaanta Dowladda Federaalka & Musharixiinta ku hamineysa in ay isu soo taagaan Xilka Hogaamiyaha ayaa sii kordheysa maalinba maalinta ka dambeysa marka la eego kulamada iska soo horjeeda, tallaabooyinka siyaasadeed & arrimo kale.
Doodda oo duugneed waxa ay xooggeeda soo ifbaxay markii lagu dhawaaqay Doorashada Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, kadib markii Musharixiintu ay sheegeen in ay ka bar-garteen shaqsiyaad katirsan Nabadsugidda &…
Amnesty oo Mareykanka ka dalbatay in uu magdhaw ka bixyo
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa war ay soosaartay ku sheegtay in Mareykanka kahor inta uusan ka bixin Soomaaliya laga doonayo bixinta magta dadka dhibka ku gaartay duqeyntiisa.
Amnesty ayaa sheegtay in go’aanka Mareykanka uu muujinayo sida uu uga baxayo Soomaaliya bartamaha bisha Janaayo 2021-ka, balse ay jiraan qoysas dhibbane u ah waxyeelo ka gaartay hubka Ameerikaanka.
Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa 4-ta December 2020 xoojisay dalabka Hogaamiyaha…
Ciidamada ammaanka DFS oo Muqdisho ka sameeyay howlgal ka
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay howlgal sababay dhimasho & dhaawac, kadib markii ay ku baxeen xog laga siiyay koox dadka ku dhacda Degmada Dharkeynley.
Hay’adaha ammaanka ayaa isku dayay ay gacanta ku dhigaan kooxdaan oo dadka deegaanka dhac u geysata Xiliyada habeenkii, balse waa ay diiday, waxaana sidaas ku dhacay iska hor imaad lagu toogtay rag kamid ah Burcadda.
Iska hor imaadka ayaa socday muddo, Dadka deegaanka ayaa mustaqbal u…
Guddiga loogu yeeray “badbaadinta doorashooyinka Qaranka” oo
Guddiga ay magacaabeen Midowga Murashaxiinta oo Muqdisho ku yeeshey kulankoodii ugu horeeyay ayaa iska dhexdoortay gudoomiye, gudoomiye ku xigeen, Xoghayn iyo Afhayeen-ka guddiga sida ay ogaatay Axadle Media.
Guddigaan ay Musharixiinta magacaabeen oo looga magac daray ” Guddiga badbaadinta doorashooyinka Qaranka” ayaa iska dhex doortay Afartaan xubnood.
1- Yuusuf Xasan Mursal (Guddoomiye)
2- Cabdullaahi Maxamad Aadan ( Ku xigeen)
3- Cabdifitaax Maxamad Dhicis ( Xoghayn)
4-…
Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya oo Shuruud
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda
Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socota Muwaadiniinta Kenyanka ah ee doonaya in ay soo galaan dalka ama usoo safraya.
Warqad kasoo baxay Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in iyada oo laga fakirayo tallaabooyinka Amniga & kahortagga faafitaanka Covid-19 in muwaadiniinta Kenyanka laga doonayo in ay Safaaradda kasoo Soomaaliya ka qaataan Dal-kugal.
Digniinta kaliya…
Xildhibaanadii Puntland shaqada ka erisay oo warqado cabasho
Siddeeddii Xildhibaan ee Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Puntland xasaanadda ka qaadday ayaa beesha Caalamka iyo Maxkamadda Adduunka ee ICJ u diray warqado ay kaga cabanayaan qaabka loo maray xil ka xayuubintooda oo deg deg badan ka muuqday.
03-Nove-2020 Baarlamaanka DG Puntland ayaa si aqlibayad leh isugu raacay in xasaanadda xildhibaanimo laga xayuubiyo shaqadana laga eryo 8 xildhibaan oo loo heysto eed la xiriirtaa maleegidda fowdo iyo rabsho kadhacday Baarlamaanka-goboleedka Tallaabadaan oo ah mid ugub gollayaasha…