Laba askari ayaa ku dhimatay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen degmada
Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay weerar ay al-Shabaab saakay ku qaadeen bar koontarool oo ku taal degmada Mahadaay ee gobolka…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay weerar ay al-Shabaab saakay ku qaadeen bar koontarool oo ku taal degmada Mahadaay ee gobolka…
Muqdisho (Axadle) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axadle u xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay magaalada Muqdisho keentay odayaasha dhaqanka ee…
Muqdisho (Axadle) – Xildhibaanka 10-aad ee waqtigiisu dhamaaday, Daahir Amiin Jeesow, ayaa garaacay Senator C / raxmaan Faroole wuxuuna ku eedeeyay Farmaajo…
Muqdisho (RBC) – Bayaanka Soomaaliya ee ku saabsan ciidamada isku dhafka ah ee aaga wadista Galmudug, oo inta badan deyrinayay dowlad nabdoon.…
Muqdisho (Axadle) – Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ ayaa caawa xarunta UN-ka ee Xalane shir gaar ah kula yeeshay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada…
Muqdisho (Axadle) – Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa galabta si lama filaan ah shir jaraa’id ugu sheegay inuu…
Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaa lagu sheegay in labadaas maamul…
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa eedeyntii ugu timid dowladda federaalka ku tilmaamay mar-marsiiyo ay horay tuhunkeeda…
Warbaahinta Axadle waxay ogaatay in dhowr arrimood ay sababeen fashilka dowladda federaalka iyo hoggaamiyaasha dowlad-gobolleedyadu ay ku jireen teendhadii uu ku xallinayey…
Markab xamuul oo laga leeyahay dalka Iiraan oo la rumeysan yahay inuu yahay saldhigga ciidamada ilaalada kacaanka, kaasoo ka howlgalayay badda cas…
Wasiirka warfaafinta Puntland C / laahi Cali Xirsi Timacadde oo la hadlay warbaahinta isaga iyo wasiiro ka tirsan maamulka Jubaland ayaa sheegay…