Weerar lagu diley gudoomiyihii Leego iyo askartii kale ee Wanlaweyn
Wanlaweyn (Axadle) –Magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh / hoose waxaa caawa lagu dilay gudoomiyihii deegaanka Leego iyo qaar kamid ah ilaaladiisa kadib…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
Wanlaweyn (Axadle) –Magaalada Wanlaweyn ee gobolka Sh / hoose waxaa caawa lagu dilay gudoomiyihii deegaanka Leego iyo qaar kamid ah ilaaladiisa kadib…
Washington (Axadle) –Sabtidii, Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu cambaareeyay xasuuqii Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee Armenia intii lagu jiray Dagaalkii Koowaad ee Adduunka. Aqoonsiga…
Muqdisho (Axadle) – Waxyar kahor salaada maqrib, waxaa degmada Kaaraan lagu dilay nabadoon caan ah oo kamid ahaa ergadii soo dooratay baarlamaanka…
Muqdisho (Axadle) – Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa magacaabay guddi baaritaan ku sameeya cida ka dambeysay shaqaaqadii khamiistii lasoo dhaafay ka dhacday garoonka…
Muqdisho (Axadle) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay qaraar uu soo saaray Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika…
Muqdisho (Axadle) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka soo horjeedaa go’aankii Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ee kormeerka dhaqdhaqaaqa…
Washington (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kireystay koox u dagaallameysa Koongareeska Mareykanka, maadaama uu wajahayo canbaareyn…
Muqdisho (Axadle) Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Hodan Bashiir Cabdi Siyaad oo ka mid ahaa markhaatiyaashii maanta la horkeenay maxkamada ciidamada ayaa furay…
Muqdisho (Axadle) Wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa kulan kale oo gaar ah ka yeelan doona xaalada cakiran ee…
Muqdisho (Axadle) Maanta oo ay taarikhdu tahay 24-ka bisha Abriil, 2021-ka, ayay maxkamadda militariga dhageysatay kiiska dilka gudoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Dhagajuun.…
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu sii joogayo inta ay doorasho ka…