Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Jabuuti oo taageero u muujisay go’aanka militari ee Abiy
Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka hadashay dagaalka dhowr & tobanka cishe ka socda ismaamulka TIgray ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Xisbiga TPLF, waxaana ka dhashay khasaare Dhimasho, dhaawac, Barakac, halka ay go’doomeen qoysas badan.
Jabuuti ayaa Raysul Wasaare Abiy Ahmed Ali ku tilmaamtay in uu yahay hoggaamiye isku heyn kara dhulka Itoobiya, sidaas awgeed uu u baahan yahay in lagu garabsiiyo midnimada & madax bannaanida dhuleed.
Dowladda Jabuuti ayaa ku…
Qaramada Midoobay oo soo saartay Dadka ka baracay Roobka &
Niger, oo ah mid ka mid ah wadamada ugu Biyaha yar dunida iyo waliba kuwa ugu saboolsan, ayaa inta badan la kulma daadadka xilliyada roobaadka, oo caadi ahaan soconaya labo ama saddex bilood. xuquuqda
Sawirka
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirinta Arrimaha Bani Aadamnimada ee OCHA ayaa warbixin kasoo saaray qoysaska ka barakacay Roobabkii ka da’ay Soomaaliya laga soo bilaabo bishii October 2020 & daadadka ka dhashay.
Ugu yaraan 214,000 oo ruux ayaa ka barakacday…
Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku qabatay Shir looga
kulankan oo saabsanaa kaalinta ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha dalka ayna soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixinta canshuuraha iyo dib u habaynta hannaanka Maaliyadda dalka.
Kulanka ayaa aad loogu fallanqeeyay kaalinta ay ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha iyo canshuur bixinta iyo sidii loo horumarin lahaa wadashaqeynta kala dhaxeysa Wasaaraddaha Maaliyadda iyo…
Booliiska Baladweyne oo sheegay in ay dad u xireen dil ka
Ciidamada ammaanka Magaalada Baladweyne ayaa howlgal ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro ka sameeyay Xaafadda Buunda weyn oo lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii xaafaddaas.
Booliiska ayaa shaqsiyaadka qaar geeyay xarumahooda baarista si ay su’aalo u weydiiyaan, maadaama tuhun la xiriira dilka uu galay, sidaas awgeed loo baahday in laamaha ammaanka ay xaqiijiyaan.
Taliyaha Booliiska Magaalada Baladweyne Labo XIdigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay in ciidamada…
Trump oo diyaariyay qorshaha uu Askartiisa uga saaraya
Sida uu daabacay Wargeyska New York Times, Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu la baxo Askarta ka joogta Dalalka Afgaanistaan, Ciraaq & Soomaaliya kahor inta uusan xafiiska wareejin.
Kumanaan Askari ayuu qorshuhu yahay in uu saaro bisha janaayo 2021 oo 20-keeda uu wareejinayo Aqalka cad ee dalkaas looga arrimiyo si uu shaqada ula wareego Joe Biden oo ah Hogaamiyaha la doortay.
Waaxda difaaca Mareykanka ayaa isniintii loo gudbiyay dalabka celcelis…
DFS oo sheegtay in ay qabatay saraakiil katirsan Al-Shabaab.
War kasoo baxay ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa lagu faah-faahiyay howlgal dhacay marar kala duwan oo lagu qabtay xubno katirsan oo u kala qaabilsanaa Gobollada Shabeelooyinka & Hiiraan oo ka kala tirsan Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle.
Ugu horeyn warka kasoo baxay DANAB ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu burburiyay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku lahaayeen Gobolladaas, halka gacanta lagu dhigay saraakiil kala darajo duwan.
DFS ayaa soo…
Hogaamiye Farmaajo oo safar aan lasii shaacin ku tagay
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loosii shaacin ku tagay Magaalada Nairobi Caasimadda dalka Kenya, waxaana ku wehliyay mas’uuliyiin kala duwan.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa baahisay Hogaamiyaha oo booqanaya dhismaha Safaaradda Soomaalida ee Nairobi, waxaana uu ku baaqay in gacan laga geysto dib u dhiska guud lagu sameynayo safaaraddaas.
Muddo 9-bilood ah ayuu dalbaday in dib loo hagaajiyo si loosoo celiyo bilicda ay leedahay safaaradda…
five opposition figures imprisoned
Imprisoned for five days on the premises of the judicial police, the five opposition figures were accused of "attacking the nation's fundamental interests" placed under a commitment decision and imprisoned in the civil prison in Conakry.
as reported from Conakry, Moctar BahAbdoulaye Bah, Ousmane Gaoual Diallo and Cellou Baldé,…
the draft budget is delayed
The Finance Bill, prepared by the Ministry of Economic Affairs and Finance and adopted by the government for almost three weeks, has still not come into the hands of parliamentarians, contrary to what the law requires. In the meantime, and this is what civil society firmly condemns, the population is entitled to some entertainment. Annoyance and anger increase.…
voters or not, the displaced people of Kaya put their hopes in the vote
The campaign continues in Burkina Faso with a view to the presidential and legislative elections on Sunday 22 November. According to the UN, the country has about one million displaced people, of which almost half (more than 400,000) currently live in the north-central region, the Kaya region, about 100 kilometers from the capital. They will be able to vote where they are ... but not all. Reportage.…