Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
“Xasaanad ka qaadista nalagu sameeyay waa Shirqool uu dhigay
Cabdijamaal Cismaan Maxamed waxa uu kamid ahaa 8-Xildhibaan oo katirsan Golaha Wakiilada DG Puntland oo Xasaanadda laga qaaday 3-da December 2020 kadib markii lagu eedeeyay arrimo dhowr ah sida is hor istaag shaqo.
Wixii ka dambeeyay go’aaankaas waxaa laamaha ammaanka DG Puntland la amray in ay xiraan ama meel isugu geeyaan 8-da Xildhibaan ee waayay Xasaanaddooda si loo baaro dacwadda lagu soo oogay.
Cabdijamaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa iska fogeeyay eedeynta loo cuksaday…
four years in prison for Patrick Djanga, AFDC and allied dissident leader
In the Democratic Republic of Congo, the Court of Peace announced its decision in the first instance on Thursday, December 3, regarding AFDC and Allied regrouping. The outgoing leader Patrick Djanga Kalakata gets four years in prison and Néné Nkulu's lawyers promise to appeal to defend his group. Modeste Bahati Lukuebo is recognized as the group's sole legal representative.…
“Dhammeystirka Dastuurka waxaa hortaagan Saddex arrimood”
Wasiirka Dastuurka XFS Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa soo bandhigay caqabadaha hortaagan qabyo-tirka Dastuurka KMG ah & kaalinta DFS & Dowlad Goboleedyada.
Saalax ayaa sheegay in Magaalooyin kala duwan oo Xarumo rasmi & KMG u ah Dowlad Goboleedyada in Wasaaraddiisu ay u tagtay soo uruurinta Caqabadaha hortaagan qabyo-tiro Dastuurka & Aragtida laga qabo.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa…
Bilowgii Askarta Mareykanka ee soo gelista Soomaaliya oo
Waxaa u dhimanaa labo bil oo keliya, waxa uu qaatay go’aan uu Soomaaliya ugu soo dirayo Ciidamo gaaraya 28,000 oo ah kuwa Badda, sababtu ugu weyn ee go’aankaas dhalisay waa xaaladda Soomaaliya oo aan hagaagsaneen.
4-ta December 1992-dii, Madaxweynihii 41-aad ee Mareykanka ayaa qaatay go’aan qaraar oo ciidamo ugu soo diray Soomaaliya si loo badbaadiyo dalkaan dhaca geeska Afrika oo 1991-kii waayay nidaamkii Dowladda.
George Herbert Walker Bush ayaa caalamka u bidhaamiyay in aan…
“Shiinuhu Sababta uu u noqday cadawga 1-aad ee Mareykanka
John Ratcliffe oo ah sarkaalka ugu sarreeya Sirdoonka Mareykanka oo Warbixin siiyay Wargeyska Wall Street Journal waxa uu daaha ka qaaday sababta Shiinaha uu u noqday cadawga koowaad ee Mareykanka.
Qoraalka uu daabacay John oo aad u dheeraa waxa uu dul istaagay ogaantiisa & macluumaadka kale uu hayo ee sababta ka dambeysa in Xukuumadda Washington ay u colaadiso isla markaana isaga ilaaliso Xukuumadda Beijing.
Sarkaalka ugu sarreeya Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in…
Qoor-Qoor oo 19-Cishe ku howlan isu soo dhaweynta DFS &
Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Muqdisho yimid 15-kii November 2020, kadib markii uu kordhay muranka ka dhashay Guddiga Doorashada 20/21 ee heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, kadib markii Musharixiinta Hogaamiyaha 2021 ay sheegeen in lagu daray Shaqsiyaad katirsan Nabadsugidda & Madaxtooyada.
Sharci ahaan waxa ay sheegeen in xubnahaas ay baalmarsan yihiin Dastuurka Dalka & nidaamka lagu heshiiyay in lagu wajaho Doorashada marka uu…
Xuud oo Weeraray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka
Magaalada Baladweyne waxaa ka dhacay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada ammaanka Magaaladaas & maleeshiyaad ku heyb ah Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud oo diidan hab dhismeedka DG Hir-Shabeelle.
Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in maleeshiyaadka ay iska dhex abaabuleen Xaafadaha Magaalada Baladweyne, sidaasina ay ku fulisay weerarada ka dhacay Xaafadaha Kooshin & Xaawa-Taako.
Iska hor imaadka oo muddo kooban socday waxaa ka dhashay Khasaare dhimasho…
Falastiin: Nolosha oo ‘si aan caadi ahayn ugu adag’ dadka
Qiyaastii 48,000 oo qof oo ku nool Qaza, ama qiyaastii 2.4 boqolkiiba dadka, ayaa leh naafo, sida lagu sheegay tirakoobka rasmiga ah.
Dadka naafada ah waxa ay wajahaan nolol “aan caadi ahayn oo adag” Marinka Gaza sababo la xiriira go’doominta Israel iyo caawimaad la’aanta Xamaas oo maamusha xadka, ayaa lagu yiri warbixin ay soo saartay Human Rights Watch (HRW).
Laba milyan oo reer Falastiiniyiin ah ayaa ku nool faqriga iyo colaadaha ragaadiyay dhulalka u dhexeeya maamulka…
Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii Xildhibaannimo ka qaaday
Baarlamanka Dowlad-goboleedka Puntland ayaa saaka kulan ay ku yeesheen xaruntooda Garowe waxa ay ku sheegeen in ay xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda maamulkaasi.
35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqdo,saddex Mudane ayaa diiday hal Xildhibaana wuu ka aamusay shaqo ka ceyrinta Xildhibaanadaas oo magacyadoodu kala yihiin:-
1.Xildhinaan…
Sharaxaad:-Sidee u dhacay weerarkii Al Shabaab ku dileen
Sarkaal ka tirsan CIA-da Maraykanka ayaa dhintay intii uu socday duullaankii ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Ameerikaan ah bishii November la beegsadeen xero muhiim ah oo loo maleynayo in uu ku sugnaa sarkaal sarkaal sare oo ka tirsan Al Shabaab oo Maraykanku ku eedaynayo in uu mas’uul ka ahaa weerar lagu dilay askari Mareykan ah oo ka dhacay Kenya sanadkii hore, sida ay sheegeen saraakiisha sirdoonka Soomaaliya oo la hadlay The Guardian.
Sarkaalkaan ayaa la socday ciidamo gaar ah…