Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
“Doorashada sida lagu galayo laguma qanacsano ee Dalka yaan
Madaxweynihii 7 aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 2021 oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay ka hadlay Doorashada, Dhaq-dhaqaaqa Ciidan & marxaladda kala guurka.
Guddoomiye Shariif ayaa sheegay in xaaladda cusub uu galay dalka, taas oo ka dhalatay hab maamulka Doorashada 20/21 oo aan laga fakirin kahor waqtiga loo qorsheeyay sida uu hadalka u…
Pakista oo Imaaraatka kala hadashay ka saarista Liiska
Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan Makhdoom Shah Mahmood Hussain Qureshi ayaa la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashid Al-Maktoum oo ah Adeegaha Raysul wasaaraha Imaaraadka, madaxweyne ku-xigeenka iyo wasiirka difaaca.
Waxa uu kala xaajooday Liiska Xukuumadda Dubai ay kusoo saartay 13-ka Dal ay ka joojisay in ay siiso Dal ku galka Imaaraatka (Visa) si wax looga badalo go’aankaas iyada oo lagu dheelitirayo xiriirka labada dhinac.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan oo Khamiistii…
Kenya oo Muwaadiniinteeda uga digtay meelaha ay weerarada ka
Dowladda Kenya ayaa muwaadiniinteeda gaarsiisay digniin la xiriirka dhaq-dhaqaaqa safarka ay gelayaan dhammaadka bisha December ee sanadka uga dambeyso gaar ahaan dadka Kiristaanka ah.
Waxa ay ku wargelisay in ay ka feejignaadaan meelaha ay Al-Shabaab weerarada ka geysto si aysan dhibaato ula kulmaan sida ay sheegtay Dowladda Kenya oo warkaan gaarsiisay muwaadiniinteeda.
Warbaahinta gudaha ayaa tilmaamtay in Xukuumadda Nairobi ay cabsi ka muujisay beegsiga Al-Shabaab ee dadka…
Shakiga Siyaasadeed oo Shiiqiyay Shaqada Doorashada! –
Jabuuti sanadkii 2000 waxaa lagu soo dhisay Dowladdii KMG ahayd ee uu Hogaamiyaha ka noqday Cabdiqaasim Salaad Xasan, kadib muddo marba dhinac loo waday Hoggaamiye Kooxeedyadii hubeysnaa.
Waxyaabaha la calaamadeeyay waxaa kamid ahaa in 4-tii sano mar la qabto Doorasho ilaa dalka uu ku gaaro afti dadweyne oo shacabka dib loogu celinayo awoodda, maadaama waddanka uu siyaasad ahaan, dhaqaale ahaan iyo nidaam ahaan gaaray meel hoose.
Muddo 20-sano ayaa sidaas lagu howlan yahay,…
Muxuu ku saabsan yahay safarka Hogaamiye Farmaajo ee
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u safraya Dalka Jabuuti, si uu uga qabygalo Shir gaar ah oo looga hadlayo Xaaladda Waqooyiga Itoobiya kadib markii Xukuumadda Abiy Ahmed guul ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Tigray.
Hogaamiye Farmaajo ayaa qayb ka ah Madax lagu casuumay shirkaas sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah, si loo falanqeeyo mustaqbalka Waqooyiga Itoobiya oo gacanta TPLF kasii baxaya.
Inkasta oo Hogaamiyayaasha Afrika intooda badan ay noqdeen…
RW Rooble oo maanta Safar dhulka ah ku tagaya Gaalkacyo. –
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo mas’uuliyiin la socota ayaa maanta safar dhulka ah ku tagaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya isla markaana ay qayb ka yihiin Wasiiro katirsan DG Galmudug ayaa sii gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Diyaargarowga soo dhaweynta Maxamed Xuseen Rooble & wafdigiisa ayaa ka socota Magaalada Gaalkacyo, waxaana lasii diyaariyay dadka soo dhaweynaya iyo xarunta la dejinayo.…
Turkigu ma waxa uu Taageerayaa Ololaha doorashada ee MW
Dhowr tallaabo oo is xigay oo amni, siyaasad iyo dublamaasiyadba isugu jiray oo ay qaadday dowladda Turkigu qaadday labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa abuuray shaki weyn oo ah in turkigu taageerayo madaxweynaha uu xilligiisu sii dhamaanayo.
Geelle:- Taliyeyaasha ciidamada waxa aan leeyahay amarka
Musharax madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku eedeeyay Hogaamiyaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in ciidamo ku geeyay wadooyinka magaaladda Muqdisho si ayuu yiri “shacabka loogu dhibo wadooyinka caasimadda”.
Geelle Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya ayaa yiri” Muqdisho waxaa ku cusub dhacdo aad iyo aad u qalafsan oo ah in dowladda Soomaaliya ay ciidamo ku goysay jidadka iyada oo uga jeeda arinkaasi in qalqal siyaasadeed iyo daganaan…
Hogaamiyaha Faransiiska Macron oo laga helay xanuunka
Hogaamiyaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga heley cudurka karoonaha, sida uu baahiyay xafiiskiisa.
42- jirkan ayaa la sheegay in uu maray baaritaan kadib markii lagu arkay astaamo la mid ah kuwa cudurka, wuxuuna hadda kadib muddo 7 maalmood ah galayaa is go’doomin si uusan dad kale u qaadsiin.
War murtiyeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Macron uu weli isaga xukunka sii haynayo, hawlihiisii shaqana sidii usii qabsanayo.
Faransiiska ayaa dhowaan soo rogey…
Midowga musharixiinta oo cambaareeyay waxa ay ugu yeereen
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha ayaa war goor dhow ay soo saareen waxa ay ku cambaareeyeen Ciidamada saaka la dul dhigay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah waddooyinka.
War saxaafadeedka Midowga Musharaxiinta ayaa lagu sheegay in tallaabada ciidamada lagu dul dhigay ay tahay mid daan daansi dagaal, iyagoo sheegay in Hogaamiye Farmaajo uu qaadayo mas’uuliyadda kicinta xaalada colaadeed ee lagu qalqal gelinayo amniga dalka iyo midka…