Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxaa ka jira in ciidamo ku hareeraysanyihiin guryaha ay
Sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo gaadiid dagaal ayaa lagu arkay xaafado ka tirsan Buulo Xuubey ee degmada Wadajir ah, halkaasoo ay degan yihiin inta badan Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021.
Goobaha Ciidamada ku sugan yihiin ayaa waxaa ka mid ah Laami yaraha Zoobe, Isgoyska Ceel Qalaw, Macruuf, agagaarka Somalia Airline iyo jidcayaasha waxa ayn ciidamadaani diidayaan in ay galaan guryaha ay daganyihiin Siyaasiyiinta mucaaradka ah.…
Labada ujeedo ee Masar kala leedahay Soomaaliya oo la
6-december, wafdi sare oo dublamaasiyadeed oo Masaari ah oo uu hogaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada Masar ee Arimaha Afrika Sherif Issa ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xilli Masar ay qaaday tillaabooyin ay ku xoojinayso joogitaankeeda Afrika.
Wafdiga Masar waxay booqashadooda kubilaabeen kulan ay laqaateen Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C / risaaq si ay ugala hadlaan “horumarka kajira Soomaaliya, xaalada gobolka ee wadamada deriska ah iyo…
Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo maamulka gobolka
Ciidamo iskugu jira Milatari iyo Boolis ayaa saakay xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee magaalada Muqdisho, iyadoona isku socodka dad weynaha iyo gaadiidka la diidayo wadooyinka qaar oo ciidanku xireen.
Wadooyinka waawayn iyo jid cadayaasha soo gala ee caasimadda Soomaaliya ayaa lagu arkayaa dadka shacabka ah oo saaka lugeynaya waddooyinka mana jiraan wax gaadiid dadweyne ee isticmaalaya waddooyinka waa weyn inta badan shacabku ay isticmaali jireen.
Sababta ka dambeysay arintan…
Sarkaal lala xiriinayo Al Shabaab oo loo maxkamadeynayo
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira ficillo argagixiso iyo inuu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab kusoo oogtay Cholo Abdi Abdullah, oo ah muwaadin u dhashay dalka Kenya.
Abdullah ayaa waxaa lagu soo oogay lix fal-damiyeed oo aragagixisanimo, oo ay ku jiraan inuu u shaqeynayey urur argagixiso oo ajnabi ah (Al-Shabaab), iyo inuu shirqoolay inuu afduubto diyaarad, si uu Mareykanka ugu fuliyo weerar la mid ah kii 9/11.
Abdullah ayaa bishii July 2019 waxaa dalka…
Maxay tahay talaada Turkigu qaaday ee ay qoonsadeen Midowga
Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha ayaa ugu baaqay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya inuu dhex dhexaad ka noqdo arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya, iyagoo sheegay inay ka xun yihiin in Safiirka uu taageero iyo boggaadin u muujiyo Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay.
War saxaafadeed ka soo baxay Midowga Murashaxiinta Hogaamiyaha ayaa lagu sheegay inay is burinayaan boggaadinta Safiirka ee guddiga ay ku tilmaameen sharci darada iyo war murtiyeedki ka soo…
Maxay tahay tallaabada Turkigu qaaday ee ay qoonsadeen
Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha ayaa ugu baaqay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya inuu dhex dhexaad ka noqdo arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya, iyagoo sheegay inay ka xun yihiin in Safiirka uu taageero iyo boggaadin u muujiyo Guddiga doorashada heer Federaal ee lagu muransan yahay.
War saxaafadeed ka soo baxay Midowga Murashaxiinta Hogaamiyaha ayaa lagu sheegay inay is burinayaan boggaadinta Safiirka ee guddiga ay ku tilmaameen sharci darada iyo war murtiyeedki ka soo…
Rouhani:- Iran ‘aad ayey ugu faraxsan tahay’ in ay aragto
In kasta oo Iran aysan “ku faraxsaneyn” Joe Biden inuu la wareego Aqalka Cad, haddana “aad bay ugu faraxsanahay” inaan arko dhammaadka xukunkii Donald Trump ee Mareykanka, ayuu yiri Hogaamiyaha Iran Hassan Rouhani.
Isagoo khudbad ka jeedinaayay telefishanka kulan ay yeesheen golaha wasiirada Arbacadii, Rouhani wuxuu Trump ugu yeeray qofka ugu”anshax xumo” iyo “sharci jabinta badan Mareykanka”
“Aad ugama faraxsani imaatinka Biden, laakiin waxaan aad ugu faraxsanahay tagitaanka…
Maxkamadda CQS oo xukun ku ridday Rag ku eedeysan dil ay
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad loo heysto Cumar Aadan Maxamed & Cabdulle Axmed Muudey oo loo heysto dilal ay u geysteen Askar.
Cumar Aadan MaxamedGaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS ayaa sheegay in xeer ilaalinta Maxkamadda Militariga ay ku eedeysay labada ruux, isla markaana ay soo bandhigtay Bastooladaha dilka ay ku geysteen.
Cabdulle Axmed MuudeyBishii October…
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha oo Askarta Sacuudiga ku eedeysay
Sacuudiga waxaa ku xiran Boqolaal ruux oo sharci darro ku gashay balse ay soo qabteen Ciidamada ammaanka oo ugu dambeyn xabsiyada u geeyay si loo diyaariyo qorshaha dib ugu celinta dalalkooda.
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch (HRW) ayaa sheegtay in Tahriibayaasha ay u badan yihiin Itoobiyaan, dhibaatooyinka ugu badan ee loo geysto waa in la jirdilo ama la garaaco.
Qaar kamid ah muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ayaa Hay’adda Xuquuqda Aadanaha (HRW) u sheegay in…
Musharixiinta Hogaamiyaha 2021, Deni & Madoobe oo Nairobi
Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in Magaalada Nairobi Todobaadka soo socda lagu wado in ay ku kulmaan Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha, Madaxweynayaasha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.
Dhinacyadaan ayaa kawada hadlaya Xaaladda Doorashada Soomaaliya, maadaama ay isaga aragti dhaw yihiin qodobada qaar sida in labadaan Dowlad Goboleed aysan soo gudbin Guddiga ku metalaya Doorashada 20/21.
Marka kulankooda uu dhacdo kadib,…