Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxaa horyaalla RW Rooble muddo xileedka 140-ka Cishe ah?

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha kalsoonida maanta weydiisanaya Golaha Shacabka BFS waxaa horyaalla howlo shaqo oo ay ugu weyn tahay Doorashada dhawaan lagu heshiiyay nuuca ay noqoneyso iyo qaabka ay u dhaceyso. Prof Maxamed Xasan Doob oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in Maxamed Xuseen Rooble howlo badan horyaallaan waxaana kamid ah hirgelinta 15-ka qodob oo ay ku heshiiyeen Madaxda DFS & DG. Doob ayaa sheegay in haddii uu dajiyo qorshooyin siyaasiyeed iyo amni in…

RW Magacaaban oo maanta codka kalsoonida weydiisanaya golaha Shacabka BFS.

Golaha Shacabka ayaa maanta fadhi ku leh xaruntooda sida KMG ah uu ugu shaqeeyo aqalka hoose ee Villa Hargeysa, waxaana Ajendaha uu yahay hadal jeedinta Madaxweyne Farmaajo iyo cod kalsooni siinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Xildhibaannada ayaa loo diray fariinta ballaminta kulanka, waxaana lagu wargeliyay in maanta waqti hore kulanka oo ah 9-ka Subaxnimo in ay tagaan xarunta si waqti hore ay u dhageystaan khudbadda Madaxweynaha, Codsiinta…

Falastiin oo diiday shir gudoonka Jaamacadda Carabta ka dib heshiiskii Israel ee Imaaraadka& Baxrayn!

Wasiirka arimaha dibada Falastiin ayaa sheegay Talaadada maanta in Falastiin ay joojisay gudoomiyanimadii ay hada uhaysay shirarka jaamacada carabta, waxaayna cambaaraysay sharaf dhac kasta oo ku yimaado dowladaha carbeed oo ah in ay  xiriir rasmi ah la yeeshaan Maamulka Israel. Falastiiniyiintu waxa ay u arkaan heshiisyadii ay Isutagga Imaaraatka Carabta iyo Baxrayn ay Israa’iil kula saxiixdeen magaalada Washington toddobaad ka hor ay tahay  khiyaamo dhabar jab ku ah…

Taliyaha qaybta 21 aad ee C.X.D:- Waxa aan dilnay 18-dagaalame oo ka tirsan Al Shabaab.

Askari ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo ku dhagan qoriga laga rido gawaarida dushooda. X/Q Secter 21, SNA. Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka General Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Bulacle oo ay shalay ku dagaalameen Ciidanka Dowladda iyo Al Shabaab ayaa ka warbixiyay Khasaaraha dagaalka. Generaal Qooje ayaa sheegay in ay dileen 18-dagaalame oo ka tirsan Al Shabaab, isla markaana hub ku furteen dagaalkii shalay ka dhacay…

Maxay kawada hadleen Khayre iyo Qoor Qoor?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa kulan gaar ah yeeshay hoyga Ra’iisul wasaarihii hore. Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa hoygiisa ku booqday Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyagoo ka wada hadlayay arrimaha siyaasadda iyo tuhuno labada dhinac ku kala jiray ee la xiriiray riditaankii Kheyre oo warar soo baxayay sheegayeen inuu wax ka ogaa Qoorqoor.…

Booliiska Waqooyiga Macedonia oo xiray Tahriibayaal Soomaali ku jirto!

Booliiska qaabilsan la socodka dhaq-dhaqaaqa Waqooyiga Macedonia ayaa sheegay in ay xireen 61-Muhaajiriin ah iyo 5-ruux oo loo badinayo in ay yihiin Muqalisiinta dadka tahriibisa in ay gacanta ku dhigeen. Howlgalka baarista ah ayaa dhacay kadib markii xog lagu kalsoon yahay gaartay, ciidamada sida gaarka ah u qaabilsan howshaan ay ku dhaqaaqeen, maadaama lagu armay in ay fuliyaan howlgalka lagu qabtay. Saddex dal ayay u badan yihiin dhalashada dadkaan la qabtay waana…

“Xildhibaannada ka walwalsan kuraastooda waxa aan ballanqaadayaa in aan lagu faragelin” Siciid Deni.

Madaxweyne DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay Munaasabad Muqdisho loogu qabtay ayaa soo hadal qaaday howlaha kala guurka ee loogu diyaargaroobayo doorashada dalka 20/21. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu laabtay xaaladdii adkeyd ee ka dhalatay kulamada siyaasadeed iyo kala aragti duwanaanta shirarkii wadatashiga ee madaxda heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayuu ku amaanay tanaasulaad badan uu sameeyay markii qodobo…

“Xildhibaanno, Ansixiya Heshiiska Doorashada waa u muhiim Dalka” Md Laftagareen.

Madaxweyne DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada, Senatarada & Wasiirada ku matala Federaalka Dowlad Goboleedkaas. Madaxweyne Lafta Gareen & Xildhibaan JawaariKulankaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho waxa uu usoo bandhigay Xildhibaannada codsi ah in codka ay siiyaan heshiiska Madaxda DFS  & DG ay kala saxiixdeen 17-kii bishaan oo lagu go’aamiyay doorashada dalka. “Waxa aan idinka codsanayaa in aad…

Xiisad Dagaal oo ka taagan Koofur Bari Magaalada Dhuusamareeb.

Militariga Soomaaliya ayaa saakay dhaq-dhaqaaq ciidan kawada deegaannada Bulucle & Miir-dugul ee dhaca duleedka Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada militariga ah ee tagay deegaannadaan oo la hadlay Axadle waxa ay sheegeen in xalay ay ku hoyden deegaannadaas, saakayna ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Ujeedka howlgalkooda waxa ay ku sifeeyeen in ay ku doonayaan qabsashada deegaanno horleh oo dhaca Koofur Bari…

“Haddii Madax Goboleedyadu farageliyaan kuraasteena, ma ansixin doono heshiiska” Mahad Cawad.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo ka qaybgalay munaasabad loo qabtay Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor sheegay in culeyska madax goboleedyadu ay saarayaan kuraasta xildhibaannada. Cawad ayaa sheegay in xiliyada doorashada Madaxda Dowlad Goboleedyada isu dayaan in ay cadaadiyaan Xildhibaannada, waxaana uu sheegay in haddii la isku dayo taas Xildhibaannadu qaadanayaan go’aan ka dhan ah Heshiiska…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More