Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Washingtontimes:-Wadaxaajoodka Al-Shabaab waxaa loo arkaa waddo lagu soo afjarayo dagaallada ka socda Soomaaliya!
Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya.
AP
Diblomaasiyad aan horay loo arag ayaa maamulka Trump ku wajahay Afgaanistaan, waxaana su’aalo laga keenay in xeeladaha Maraykanka ee Afganistaan ay ku shaqeyn karaan millateriga Mareykanka ee Soomaaliya kana wada duqaymaha aan dhamaadka lahayn.
Inta badan falanqeeyayaasha iyo dadka ku xeel dheer arrimaha militariga ayaa sheegaya in weerarada cirka ee…
Sacuudiga iyo Iran oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirka UN-ka.
Khudbad dhif ah oo uu u jeediyay UN-ka, Boqor Salmaan wuxuu ku booriyay quwadaha adduunka inay wax ka qabtaan 'howlaha balaadhinta' ee Tehran.
Boqorka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcaziiz ayaa weerar afkaa ku qaaday Iran intii lagu guda jiray kulankiisii ugu horeeyay ee Arbacadii shirkii sanadlaha ahaa ee Qaramada Midoobay ee hogaamiyaasha adduunka, isagoo ku baaqayay in xal buuxa loo helo xakamaynta gobolka ee ku tartamaya helitaanka hubka wax gumaada.
Waxa uu…
Dhalinyaro rabta ku biirida Al-Shabaab oo gudaha u soo gashay Soomaaliya
Saddex dhalinyaro ah kana soo jeeda ismaamulka Mandera ee waddanka Kenya ayaa ka soo gudbay xuduudka Soomaaliya iyaga oo ku biiray Al-Shabaab, sidda uu xaqiijiyay taliyaha booliska gobolka waqooyi bari ee Kenya maamusho.
Nick Ndalana oo arrintaan ka sheegay kulan looga hadlayey ammaanka ayaa xusay in dhalintaas ay kasoo jeedaan degaanada Fino iyo Lafey, isagoo shaqsiyaadka kale uga digay in ay ku dhaqaaqaan falkaas oo ah ku biiradi Xoogga hubaysan ee Al Shabaab.
Waalidiinta…
Dhaxalka Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq ayaa wali soo ifbaxaya 40 sano kadib!
Askar ayaa saaran taangi u diyaar garoobay dagaal 1980kii intii lagu jiray Dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq.
Daanka, lafaha kala duwan iyo xoogaa qaab –dhismeedka Jirkiisa, shanlada tinta ee jeebka lagashado, ilkaha ka jaban, iyo saacadda birta ah – ayaa ka mid ahaa haraadiga dhowaan la soo saaray oo ah Sarkaal lagu dilay dagaalkii Iiraan iyo Ciraaq.
Sawirada naxdinta leh – oo lagu daabacay Facebook oo ay la socdaan faahfaahin kooban oo ku saabsan aagga laga helay haraaga, oo ay…
Pompeo oo waxqabad ka raadinaya Suudaan kahor doorashada madaxtinimada Mareykanka!
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020.
Iyadoo todobaadyo ay ka harsantahay doorashada madaxtinimada Mareykanka, Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka Mike Pompeo wuxuu u tartamayaa inuu la gaaro Suudaan horumar uu rajeynayo in ay sidoo kale ka faa’iideysan karto Israel.
Dowladda cusub ee Suudaan hogaamineyso ee rayidka ah waxay si deg deg ah u…
Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo la wareegay Mashruuca NEOC ee Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka?
Wasiir Xamza Siciid Xamz & RWKX: Mahdi M Guuleed, Sawirk wasaaradda gargaarka & Maareynka Musiibooyinka-5-July-2020
Sida ku cad Warqadda (ALL DONORS-NEOC LOGO LEH) tixraaceedu yahay OPM/0.357 soona baxday 19/09/2020 oo xafiiska Ra’isalwasaaruhu u diray dhammaan Waddamada deeq-bixiyeyaasha & Shaqa-wadaagga la ah dowladda federaalka Soomaaliya Xafiiska Ra’isalwasaaruhu waxa uu si toos ah u maamulayaa una jiheynayaa howlaha Xarunta qaran ee gurmadka degdeg ah (National…
Golaha Shacabka oo Cod Aqlabiyad ah Kalsoonida ku siiyay Ra’iisul Wasaare Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu horgeeyay Golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ka helay si uu usoo dhiso xukuumad cusub oo uu dib ugu soo celiyo Golahaan si loo siiyo codka ay ku shaqeyn karto.
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa tagay xarunta Villa Hargeysa, waxaana muddo daqiiqo kadib ah gaaray Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo golaha Shacabka uga ergeynayay.…
Heerar kaladuwan ee garsoorka oo ay adkaan doonto in aad dacwo ka furato haddii uu hirgalo xeer Lr: 0217092020
Xeerka Nidaaminta Ujuurada Maxkamadaha oo uu soosaaray sii hayaha xilka Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle soona baxay Sep-2020 ayaa jaangoyn cusub oo dhinaca Sicirka ah u sameeynaya Khidmadda laga qaado furashada dacwooyinka dhammaan heerarka kaladuwan ee Maxakamadaha.
Xeerka Nidaaminta cusub ee Ujuurada Maxkamadaha ayaa kadhigay canshuurta dacwadaha Madiga 5% guud ahaan qiimaha hantida gal-dacwo looga furayo Maxkamadda gobolka, taas oo…
Isu caga-jugleyn kadib, Turkiga & Giriigga oo wada xaajood wax ku dhameynaya!
Bil iyo baryo kadib, jahawareer siyaasadeed, caga-jugleyn, Eedeyn iyo isu soo bandhigidda hubka xubinnimada ay ugu yihiin Isbaheysiga NATO, Waxaa wada-xaajood ogolaaday Dowladaha Turkiga iyo Giriigga.
Waxa ay kawada hadlayaan Xuquuqda sheegashada labada dhinac ee Sahminta Aagga ay ku muransan yihiin ee Bariga Badda Mediterranean oo ah halka bandhig hubeydkooda uu ka dhacay.
War kasoo baxay Xukuumadda Athens ayaa lagu sheegay in Dowladda Giriigga ay diyaar u tahay wada-xaajood…
14.6 Milyan oo ruux waxa ay 6-bilood uga barakacday 127-Dal!
Qiyaastii 14.6 Milyan oo ruux ayaa sanadkaan 2020 ka barakacday dalal gaaraya 127, qaarkood ayaa qaxooti noqday oo ka tallaabay Soohdinta waddamooda laga soo bilaabo janaayo ilaa Juun 2020.
Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha ee (IDMC) ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Dagaalada iyo rabshadaha ka jira wadamada caalamka in ay sababtay barakaca gudaha dalalkaas dadka intaas la eg.
Waxa ay ka badan tahay tiradaan diiwaanka dadkii barakacay sanadkii hore 2019-kii sida ay…