Hogaamiyaha Uganda, Yoweri Museveni oo madaxtooyadiisa Kampalla ku qaabilay Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Marwada Hogaamiyaha 21 October 2020.
Hogaamiyaha waqtiga dheer ka arimiya Uganda, Yoweri Museveni, ayaa is-barbar-dhig wuxuu u sameeyay waddankiisa iyo Soomaaliya oo ay ka joogaan ciidamo ka tirsan howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM.
Hadalkaan ayaa yimid ka kadib kulan uu Madaxtooyadda Kampala kula qaatay marwada koowaad ee Soomaaliya, Saynab Cabdi Macalin, iyo wafdi ay horkaceyso oo…