Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Madaxweynaha Jabuuti oo QM ka dalbaday taageerista Heshiiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa qayb kamid ah hadalkiisa waxa uu diiradda ku saaray Xaaladda Soomaaliya. Geelle ayaa dul istaagay heshiiska siyaasadeed ee doorashada Dalka 20/21 oo ay kala saxiixdeen Madaxweyne Farmaajo, Hoggaamiyaha DG hoostaga Dowladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Waa uu bogaadiyay, waxaana uu Qaramada Midoobay ka dalbaday Madaxweynaha Jabuuti…

Maraykanka oo badalay nuuca gantaaladii uu ku fulijiray

Milatariga Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in ay badaleen gantaaladda ay u adeegsan jireen duqaymaha ay ka wadaan wadamada Soomaaliya Afghanistan, Pakistan, Ciraaq, Suuriya iyo Yemen si loo yareeyo dhibaatada soo gaaraysa dadka Shacabka ah. Waqooyiga galbeed Suuriya labo weerar oo ka dhacay waxaa loo adeegsaday gantaal aad u xoogan sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhiga Maraykanka. Howlgalkaas, ciidamada Mareykanka waxa ay isticmaaleen gantaal “Ninja Hellfire”, kaas oo…

Soomaaliya oo ka gudubtay dib u eegistii 1-aad ee Barnaamijka Kaalmada Gaar ah ee Hey’adda IMF.

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saaray dib u eegistii Koowaad ee kaalmada gaarka ah ee Barnaamijka ECF loo soo gaabiyo. Hawlwadeeno ka socda Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF ayaa wadahadallo dhanka khadka internetka ah la yeeshay masuuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 12-22 bisha September, 2020. Kulanka dhanka khadka internetka ah ayaa ujeedkiisu ahaa dib u eegista koowaad ee barnaamijka  dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo …

MD Farmaajo oo QM la wadaagay Amniga, Siyaasadda, Covid-19 & Xaaladda Dalka.

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad uu ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay Xaaladda Soomaaliya sida Doorashada, Cudurka Covid-19, Ammaanka, Siyaasadda, Midnimada, Wadajirka iyo qodobo kale. Ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay howlaha Amniga, Siyaasadda, kahortagga Covid-19 iyo caqabadaha dhaqaale ee uu sababay xannuunka Coronavirus sida uu khudbaddiisa ku dul istaagay Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay in cudurka…

Guddoomiye Mursal & Madaxweyne Madoobe maxay kawada hadleen?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la kulmay Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah. Waxyaabaha miiska lasoo dhigay waxaa kamid ah: Doorashada Dalka, codsiinta Heshiiska Madaxda DFS & Dowlad Goboleedyada, garab istaagga Maamulada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Mas’uuliyiin katirsan labada dhinac ayaa sheegay in si gaar ah kulanka Axmed Madoobe iyo Maxamed Mursal uu qayb ka ahaa…

Madaxda DFS & DG oo wadajir u hortagay labada Gole ee BFS.

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada si wadajir ah ay u hortagaan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya fadhigooda berri oo lagu horgeynayo Heshiiska Doorashada dalka. Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiwaare,…

“Dhismaha Jowhar waxaa caqabad ku ah Al-Shabaab” Wasiir Caadle.

Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dowladaha Hoose ee DG Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo wareysi gaar ah siiyay Axadle ayaa ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka maamulkaas, Duruufaha Amni, Xaaladda go’doonka ee Degmooyinka Hir-Shabeelle, Dagaal beeleedyada iyo qodobo kale. Ammaanka Hir-Shabeelle ayuu dul istaagay ugu horeyn, waxaana uu qiray afar sano kahor markii la dhisayay Maamulkaas in uu hagaagsanaa, isla markaana isu socodka waddooyinka uu wanaagsanaa. Khasaaraha kasoo…

RW.Rooble oo arimaha doorashooyinka dalka kala hadlay C/raxmaan C/Shakuur iyo Axmed Madoobe.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Ra'iisul wasaaraha Cusub Maxamed Xaseen Rooble. Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ee Wadajir Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame, ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu tagay xarunta Villa Somaliya, isaga oo halkaasi kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Maxamed Xuseen Rooble. Mr Warsame ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka kala hadlay arrimaha ku aadan Siyaasadda & doorasho waqtigeeda ku dhacdo, waxaana uu u soo…

Ma Iswaydiisay sababta Imaaraadku u noqday awood Gobol Bariga Dhexe!

Imaaraatka Carabta ayaa ku lug lahaa dagaalka Yemen, kaas oo socday lix sano. 2020, waxa ay u tahay sanad muhiim  ah Isutaga Imaaraatka Carabta, dalkan yar ee Khaliijka laakiin isla markaa aad u hodan ah oo hami weyn leh. Wuxuu ergo u diray Mars; waxa uu heshiis nabadeed oo taariikhi ah la galay Israel; oo ay ku guuleysatay in uu si aad ah uga sii horreyso wadada ka adkaaday Covid-19, waxa ay ku guulaysatay in uu yeelsho warshado oo ay u dirto Boqortooyada Ingiriiska diyaarad…

Washingtontimes:-Wadaxaajoodka Al-Shabaab waxaa loo arkaa waddo lagu soo afjarayo dagaallada ka socda Soomaaliya!

Xubino hubeysan oo ka tirsan dagaalyahanada al-Shabab ayaa ka qayb galay isu soo bax ka dhacay duleedka Muqdisho, Soomaaliya. AP Diblomaasiyad aan horay loo arag ayaa maamulka Trump ku wajahay Afgaanistaan, waxaana su’aalo laga keenay in xeeladaha Maraykanka ee Afganistaan ay ku shaqeyn karaan millateriga Mareykanka ee Soomaaliya kana wada duqaymaha aan dhamaadka lahayn. Inta badan falanqeeyayaasha iyo dadka ku xeel dheer arrimaha militariga ayaa sheegaya in weerarada cirka ee…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More