Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Cabdirashiid Janan oo gaaray Beled-Xaawo lana

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu gaaray magaalada Beled-Xaawo halkaa oo uu kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin. Guud ahaan ammaanka magaalada Beledxaawo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo halkaa ay gaareen ciidamo badan oo galbinayay taliyaha nabadsugida. Wararka ayaa sheegayaan in kulankooda dhameystir u yahay heshiis muddooyinkan laga soo shaqeynayay, waxaana la filayaa in…

France’s whole to renew the rebellion stopped

French energy giant Total will resume construction of its $ 20 billion liquefied natural gas (LNG) development in Mozambique after the government increased security, the company said on Wednesday. In January, following a nearby attack, Total withdrew most of its workforce from its place in Mozambique's northernmost province, Cabo Delgado, where there has been an uprising since 2017, now linked to the so-called Central African Province (ISCAP) in Daesh's terrorist group. . The company asked the…

Galmudug & Hir-Shabeelle maxay kala hadleen Dowlad

20-kii Maarso 2021, Magaalada Wardheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wadahadal socday labo cishe oo u dhaxeeyay Wafdi ka socda DG Galmudug & Dowlad Deegaankaas. Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo heshiiska dhanka maamulkiisa u saxiixay ayaa muhiimadda kusoo kooban labo qodob oo kala ah: 1-Iskaashi dhanka Amniga ah oo dhanka xuduudda wadajir uga wada shaqeynayaan DG Galmudug & Dowlad Deegaanka Soomaalida si looga hortago isku dhacyo marar kala duwan ka dhacay oo dad…

Kenya oo amartay in 14 maalmood guduhood lagu xiro

Dowladda Kenya ayaa ku amartay hay’ada soogalootiga aduunka ee UNHCR in ay 14 maalmood ku xiro xeryaha soogalootiga ee Dadaab iyo Kakuma oo ay ku jiraan Soomaali badan oo ka barakacay colaadohii dalka ka dhacay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya CS Fred Matiang’i ayaa soo soosaaray ah in UNHCR mudo 14 maalmood ah in ay ku xirto xeryaha soogalootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma. “Meelna ugama bannaana wada-hadallo dheeri ah” ayuu hadalkiisa raaciyay Matiang’i. Talaabadaan ayaa la rumaysanyahay in ay salka ku hayso khilaafka…

Hogaamiyaha DG Jubbaland oo xilka ka qaaday

Hogaamiyaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilka Ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid  Xasan Abdinuur kaddib heshiis Dhexmaray Janan & madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqad tixraaceedu yahay:Xm/Dgjs/226/2021 oo ka soo baxday madaxtooyada Jubbaland ayaa shaqada looga eryay wasiir Janan inkastoo aan bayaanka lagu caday sababta xilka looga xayuubiyay Cabdirashiid Janan. Cabdirashiid Janan ayaa saakay ku wahan degmada Beled-xaawo ee gobolka…

Jubbaland oo Cabdirashiid Janan ka qaadday xilkii

Hogaamiyaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilka Ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid  Xasan Abdinuur kaddib heshiis Dhexmaray Janan & madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqad tixraaceedu yahay:Xm/Dgjs/226/2021 oo ka soo baxday madaxtooyada Jubbaland ayaa shaqada looga eryay wasiir Janan inkastoo aan bayaanka lagu caday sababta xilka looga xayuubiyay Cabdirashiid Janan. Cabdirashiid Janan ayaa saakay ku wahan degmada Beled-xaawo ee gobolka…

Uganda oo Soomaaliya usoo dirtay 2416-Askari

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in Soomaaliya ay usoo dirtay ciidan gaaraya 2416-Askari oo xoojinaya askarta Ururka Midowga Afrika ee AMISOM loosoo gaabiyo ee ka kala socda Dalalka Uganda, Burundi, Jabuuti, Itoobiya & Kenya. Abaanduulaha Ciidamada Difaaca Uganda Gen. David Muhoozi ayaa calanka u dhiigay ciidankaan dhan 2416-askari si ay u gutaan waajibaadka saaran kadib markii sanad ay qaateen tababar la xiriira nabad ilaalinta. Ciidankaan ayaa laga soo qaaday Xero ku taalla Degmada Nakaseke waana goob si gaar ah…

Cabdi Xaashi: “Amniga Dalka waxa uu marayaa in

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS ahna Hoggaamiyaha Madasha la magac-baxday (Badbaado Qaran) oo la hadlay BBC-da ayaa dul istaagay Amniga Dalka, Muranka Siyaasadeed, Doorashooyinka & kulamada iska soo horjeeda ee ka socda Caasimadda. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Dalka meel hoose uu ka taagan yahay Amniga. maadaama Caasimadda & Gobollada kale ee Dalka diyaarado la isugu kala gudbayo taasina ay muujineyso heerka uu gaaray ammaanka & kalsoonida safarka dhulka. “Amniga…

Axmed Madoobe oo xilka ka qaaday Cabdirashiid

Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilka Ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid  Xasan Abdinuur kaddib heshiis Dhexmaray Janan & madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqad tixraaceedu yahay:Xm/Dgjs/226/2021 oo ka soo baxday madaxtooyada Jubbaland ayaa shaqada looga eryay wasiir Janan inkastoo aan bayaanka lagu caday sababta xilka looga xayuubiyay Cabdirashiid Janan. Maxaa maanta ka socda Gobolka Gedo? Cabdirashiid Janan ayaa…

Koox hubeysan oo Askar katirsan Booliiska

Koox la sheegay in ay wadatay Bastoolad ayaa weerartay Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya oo ilaalo ka ahayd Isgoyska Siinaay oo kulmiya Degmooyinka Warta Nabadda, Boondheere & Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Iska hor imaad kooban ayaa dhexmaray Ciidanka iyo kooxda weerartay, waxaana ka dhashay dhimasho & dhaawac sida ay Axadle u sheegeen qaar kamid ah Dadka deegaanka, waxaana daqiiqado kadib goobta gaaray ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka. Saddex Askari ayaa la sheegay in la dilay, waxaana ay kamid…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More