Sida ay Axadle u sheegeen ilo lagu kalsoonaa karo Xerada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho waxa maanta ku kulmaya madaxweyne-yaasha 5 Dowlad-goboleed ee kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Juballand waxaana ka qayb galaya xubnaha beesha Caalamka.
Talaabadaan ayaa ka dambaysay shirar labadii habeen ee la soo dhaafay dhex maray Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland oo furre u noqday shir ay maanta isugu imaan doonaan Shanta Hogaamiye Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+,…