Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Shirka wada-tashiga qaran oo ka furmay Muqdisho + Sawirro – …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo looga hadlayo dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka ee dhacaya sanadkan aynu ku jirno ee 2021-la. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominaya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeyb-galaya hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada dalka iyo sidoo kale guddoomiyaha…

Galmudug oo ciidamo fara badan u dirtay deegaanka Wisil – Ca…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo deegaanka Wisil oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weeraray halkaasi. Dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka muujinayo in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadama ay ka socdaan dhaq-dhaqaaqyo milatari oo iska soo horjeedo. Galmudug ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah u dirtay Wisil, si ay…

Cali Guudlaawe oo lagu qanciyey ka qeyb-galka shirka Muqdish…

Muqdisho (Caasimada Oline) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ugu dambeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb-galo shirka golaha wada-tashiga qaranka ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho. Rooble oo xiriir khadka telefoonka ah la sameeyey Cali Guudlaawe oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ugu horreyn ka raalli-geliyey tabashadii uu ka qabay shirka maanta ka furmaya Muqdisho. “Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka…

Xog: Rooble oo diiday codsi ka yimid FARMAAJO oo ku saabsan …

Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan Villa Somalia ayaa Axadle u sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in uu ka qeybgalo shirka la filayo in toddobaadkaan uu ka qabsoomo Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaarihiisa Maxamed Xuseen Rooble u sheegay in maadaama heshiis laga gaaray doorashada Soomaaliya, islamarkaana shirka hadda qabsoomaya uu yahay mid farsamo iyo dardar gelinta doorashada uu…

Maxaa sababay isbeddelka siyaasadda Kenya ee Somalia? – Caas…

Magacaabidda Jeffrey Feltman ergeyga gaarka ah ee Geeska Afrika ayaa rajo iftiimisay. Diblomaasiyaddaas ayaa sare u qaadday dadaallada wax looga qaban karo gobol ay ka jiraan colaado aan wax badan laga fahmin, iyo dhibaatooyin isku miliqsan oo ay hadheeyeen loollan awood iyo dano shisheeye. Itoobbiya oo culays diblomaasiyadeed kala kulantay buuxinta wejiga labaad ee harada biyoxireenka (Grand Renaissance Dam – GERD) iyo colaadda Tigray ayaa…

In the face of anger, President Kaboré preaches

The opposition parties suspended their participation in the political dialogue launched by President Kaboré and announced marches at the end of this week to condemn the insecurity and demand the resignation of the head of government and the defense minister. To calm the situation, President Roch Marc Christian Kaboré spoke with his countrymen in the public media.…

Gobaladda Waqooyi oo maxkamad soo taageysa dhallinyaro ay ku haysat…

Hargeysa (Axadle) – Ciidamada Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa shaaciyey in konton dhalinyaro ah la soo xiray kadib markii ay ku labisteen, islamarkaaan ay muqaalo iyo sawiro ku soo galeen calanka Soomaaliya, ayaga oo xusayay 26-ka June. Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa waxaa lagu sheegay in dhalinyaradaas la horgeyn doono maxkamada iyo xeer ilaalinta, si loo marsiiyo ciqaabta ficilada ay ku kaceen. Booliska ayaa sidoo…

the population of central Tigray traumatized by

In central Tigray, residents accuse the federal army and Eritrean soldiers of committing a bloodbath. An investigation revealed that at least 182 people were reportedly killed on February 10 in a dozen villages, including the town of Abi Adi, where three MSFs were murdered three days ago. With our special correspondent in the…

Laurent Gbagbo again among his family in his

After ten years of absence, the native child finally arrived at his mother and was greeted with phenomenal cheers. With our special correspondent in Mom, François Hume-FerkatadjiNobody believed it anymore, the wait was so long. But Laurent Gbagbo arrived at 18.00 at Mother. A completely uncontrollable love followed, the police…

Xog: Maxaa dhex-maray odayaasha beesha Sacad iyo Al-Shabaab …

Wasil (Axadle) – Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka deegaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ku dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada daraawiishta Galmudug ay ku leeyihiin degaanka Wisil ee gobolka Mudug, waxaana weerarka uu ku billowday gaari laga soo…