Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Dowladda Ethiopia oo ku dhowaaqday in ciidankeeda ay dib u g…

Addis Ababa (Axadle) – Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay toddobaadyo gudahood dib ugu geli karaan magaalada Mekelle ee axadle gobolka Tigray haddii loo baahdo, laba maalmood kadib markii ay qabsadeen ciidamada TPLF. Afhayeen u hadlay dowladda Redwan Hussein ayaa sidoo kale sheegay in xabad-joojintii ay dowladda halkaas kaga dhowaaqday Isniintii loo sameeyey sababo bani’aadannimo. Waa hadalkii ugu horreeyey oo rasmi ah oo uu…

The UN calls for the establishment of Libyan elections

On Tuesday, UN Special Envoy for Libya Jan Kubis and international partners called on Libyan actors to "quickly establish the constitutional basis for elections" planned to be held in December as part of the war-torn country's path towards a political solution. The UN called on all Libyan actors, in particular members of the Libyan Political Dialogue Forum (LPDF) convened in Switzerland, to make progress in their commitments to facilitate the conduct of the national elections by developing a consensus…

Mareykanka iyo UK oo war kasoo saaray jadwalka cusub ee door…

Muqdisho (Axadle) – Safaaradaha dowladaha Mareykanka iyo UK ayaa war kasoo saaray shirkii shalay Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda Maamul Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Safaaradda UK oo qoraal soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa xustay inay soo dhaweneyso war muriyeedkii shalay kasoo baxay shirkii mudada labada maalin aheyd madaxda maamul goboleedyada iyo Ra’iisul Wasaare…

Aqriso magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey…

Wasil (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay magaca iyo Beesha uu kasoo jeedo naftii haligii isku qarxiyey weerarkii ay kooxdaan Maalintii Axadda aheyd ku qaaday Magaalada Wasil ee Gobolka Mudug. Idaacadda Andalus ee ku hadasho afka Al-Shabaab ayaa baahisay dardaaran uu reebay dagaalyahankii qaraxa ku daah furay dagaalkii Wasil, waxayna magaciisa ku sheegtay Sagaar Mad Huroow oo Al-Shabaab dhexdiisa looga yaqaanay (Cabdullaahi…

Al-Shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday xero ku taalla B…

Jowhar (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay markale dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Shabeelaha, isla-markaana ay ku sugan yihiin ciidanka dowlada & kuwa AMISOM. Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday madaafiic ayaa waxaa lagu ekeeyey xero ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Burudi ay ku leeyihiin gudaha deegaankaasi. Ilo deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in madaafiicda…

Wadaad caan ah iyo walaalkiis oo lagu dilay duleedka Baydhab…

Baydhabo (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay deegaan hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay Macalin Cali Bashiir Xasan oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed, balse haatan Imaam ka ahaa masjid ku yaalla gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Imaamka iyo walaalkiis oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Bashiir Xasan…

Coronavirus infections are accelerating in Africa

The coronavirus has finally reached rural Africa, which for many months has been considered a safe haven for infections that hit large cities particularly hard. For Pelagia Bvukura, who lives in a rural part of north-central Zimbabwe, COVID-19 had always been an "urban disease", affecting those in the capital Harare or other remote cities. "There was no virus for us. We only used to hear that it was in Harare or other cities or when townspeople died and we buried them here," she said recently,…

the government wants to lower prices

The talks between the Ministry of Economic Affairs and the employers seem to be bearing fruit. Already some progress can be observed. The new air fares have thus fallen between 40% and 70%. as reported from Kinshasa, Kamanda Wa KamandaFrom now on, it will cost about $ 224 for a single ticket from Kinshasa to Lubumbashi, the…

Ciidamada Puntland oo howl-gal ku dilay xubno ka tirsanaa Da…

Garoowe (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta Puntland ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Bari oo ay ku xoogan yihiin kooxaha Al-Shabaab iyo sidoo kale Daacish. Qoraal kasoo baxay taliska PSF-ta ayaa looga hadlay howl-galkaasi, waxaana taliska uu shaaciyey in lagu dilay xubno ka tirsanaa dagaalyahanada…

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay kooxo hubeysan

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gallo ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gudaha Caasimadda Muqdisho, kuwaas oo lagu sugayey amniga guud ee Axadle. Howl-galladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay kooxo burcad ah oo dhac ka geysanayey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, sida uu shaaciyey Gaashaanle Cabdiftaax Aadan Xasan oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Cabdiftaax ayaa shaaca ka qaaday…